Wararka Maanta
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay weerar ku qaaday Xarun uu leeyahay Urur NGO ah iyo Dowladda oo eedeyntaas iska difaacday
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay Ciidamadeeda weerareen xarun ay leeyahay Hay’adda SAACID oo ah ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii ku dagaalamay Magaalada Kismaayo oo mar kale laga cabsi qabo in uu dagaal dhexmaro
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay jirto xiisad colaadeed oo u dhax...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta oo wada kulmay
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa shalay waxay kulan la yeesheen Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee uu guddoom...
Warkii oo dhan »
Xus loogu baroor-diiqayo Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Xus loogu baroor-diiqayay Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan oo 8-dii bishan June ku ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo soo saaray Miino la geliyay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Beledweyne
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Goob aan ka fogeyn Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada B/weyn ayay ku guuleysteen Ciidamada Dowlada Federaalka ee Gobalka Hi...
Warkii oo dhan »
DAVID SHINN: “Dalka Soomaaliya waxaa uu u baahan yahay nidaam awood qeybsi ah”
Arbaco, June 20, 2007(HOL): “Rajada ugu weyn ee ku aadan in aan lagu xalin qaska ka jira Soomaaliya hab Mileteri waa iyadoo ay Dowladda Federaalka S...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo u amba baxay New York
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa...
Warkii oo dhan »
Weerarro loo adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Weerar xooggan oo loo adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ay ka dhaceen Garoonka Horse...
Warkii oo dhan »
Ismaaciil Buubaa oo beeniyay in uu ku biiray Xildhibaanadii laga saaray Dowladda Federaalka ee ku sugan Dalka Eritrea
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa si kulul u beeniyay war uu ka ...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Norway oo deeq Lacageed gaarsiisay Dad ka barakacay Dagaalladii Muqdisho
Arbaco, June 20, 2007(HOL): Deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku dhaqan Wadanka Norway ayaa waxaa maanta loo qaybiyay...
Warkii oo dhan »