Wararka Maanta
Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo soo dhaweeyay xabad-joojin ay aqbaleen dhinacyo Degmooyinkaas ku dagaallamay
Jimco, January 23, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxay soo dhaweeyay hadallo ay sii daayeen ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo oo mamnuucay in Qaadka lagu iibiyo, laguna cuno gudaha magaaladaas
Jimco, January 23, 2009(HOL): Wareegto ka soo baxday maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu mamnuucay in gudaha magaaladaas lagu ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku sugan magaalada Gaalkacyo oo sheegay in ay ka qaybgelayaan doorashada Madaxda Dalka Soomaaliya
Jimco, January 23, 2009(HOL): Xildhibaanada barlamanka KMG ah ee Somalia kuwooda ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaada...
Warkii oo dhan »
Dowladda Uganda oo sheegtay in ay kordhineyso Ciidamada ka jooga Soomaaliya
Jimco, January 23, 2009(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay kordhineyso ciidamada ka jooga Soomaaliya, isla markaana aysan u qorsheyneyn...
Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Jibouti gaaray
Jimco, January 23, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aad...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo ka hadlay xariggiisa
Maxamed Xaaji XuseenBBCSomali.com Jimco, January 23, 2009 (HOL): Max'ed Cumar Xabeeb oo ah guddoomiyihii hore ee Banaadir ayaa BBC uga warramay sidii ...
Warkii oo dhan »
HAY’ADDA WFP WAXAY U DALBAYSAA BALANQAAD AMNI SHAQALEHEEDA KA HOWLGALA KONFURTA IYO BARTAMAHA SOOMAALIYA
WAR SAXAFADEED 22da Jannaayo 2009. NAYROOBI – Hay’adda Cuntada Adduunka ayaa manta sheegtay in ay ka doonayso ballanqaad amni sugan dhamaan ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Jibouti ku sii qul-qulaya
Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL) Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kala tegay magaalooyinka Nairobi, Muqdisho, Baydhabo...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo Xabsi laga sii daayay
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL) Waxaa maanta xoriyaddiisii dib u helay oo xabsi uu ku xirnaa laga si...
Warkii oo dhan »
Digniin loo jeediyay hay'addaha Samafalka ka howlgala Goballka Hiiraan
Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL) Waabarigii hore ee saakay ayaa lagu arkayay mid ka mid ah labada Buundo ee Magaalada Warqad digniin ah oo...
Warkii oo dhan »