Wararka Maanta
Maxaa ka socda Jibouti?
Sabti, January 24, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ay wanaagsan tahay rajada laga qab...
Warkii oo dhan »
15 Ruux oo ku geeriyootay Qarax is-miidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Ciidamada Amisom oo Duqeeyay Suuqa Bakaaraha
Sabti, January 24, 2009(HOL): Qarax is-miidaamin ah oo khasaare xooggan geystay ayaa wuxuu maanta ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muq...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannadii ugu dambeeyay oo saaka labo diyaaradood ay ka qaaday Magaalada Baydhabo
Sabti, January 24, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka ay magaaladaas ka...
Warkii oo dhan »
Gabdhaha Kubadda Kolayga HEEGAN IYO HORSEED oo isugu soo haray ciyaarta kama dambeysta ah ee Horyaalka 25aad ee Kubadda Kolayga Soomaaliya
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxaa shalay garoonka Kubadda Kolayga 1-da Luulyo (Ex-Luujino) ka dhacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka 25aad ee Kubadda...
Warkii oo dhan »
Isbitaalka SOS oo si rasmi ah u shaqo bilaabay kadib bixitaankii Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Muqdisho
Sabti, January 24, 2009(HOL): Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS oo adeegyadiisa caafimaad ay gaabis noqdeen intii ay Ciidamada Itoobiyaanka degana...
Warkii oo dhan »
Waxyaabihii keenay dagaalladii ka dhacay Wadajir iyo Dharkeenley oo maanta la xalinayo
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxgarad iyo Odayaal ku howlanaa maalmihii aynu ka sooo gudubnay sidii xal loogu heli lahaa dagaallo khasaare badan geys...
Warkii oo dhan »
Odayaal ka soo kala jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo wada dadaallo lagu dhameynayo Colaadxa u dhaxeysa beelo kala daga labada Gobol
Sabti, January 24, 2009(HOL): Bilihii ugu dambeeyay waxaa mar kale soo cusboonaaday dagaallo u dhaxeeya Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo kala dega Gobal...
Warkii oo dhan »
Munaasabad lagu maamuusayay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya, laguna taageerayay hannaanka Nabadda ee Jabuuti oo ka dhacday Magaalada Qaahira
Sabti, January 24, 2009(HOL): Xafladan Caawa lagu Maamuusayay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya Dalka laguna taagerayay Hanaanka Nabada Jabuuti ,waxaa ...
Warkii oo dhan »
Ardeygii Soomaaliyeed ee lagu dilay Malaysia oo la aasay
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxaa manta magalada kuala lumpur ee caasimada dalka Malaysia lagu aasay marxuud C/khadar C/qaadir Saciid oo...
Warkii oo dhan »
Uganda oo Qaan ku sheegatay Midowga Afrika
Jimco, January 23, 2009(HOL): Dowladda Uganda ayaa Midowga Afrika waxay weydiisatay lacag mag-dhow ah oo gaareysa 14 Milyan oo Doollar, taasi oo...
Warkii oo dhan »