Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay sicirka Xujeeyda ay sanadkaan ku xajinayaan
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo ka duuleysa halbeegga ah Xaj qiimihi...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay maamulka cusub ee Syria
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliy...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Macalimuu "Hirshabelle waxaa la haray Hogaan xumo eber ka hooseeysa iyo Horukac la’aan heer kasta ah"
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Waxaa aad u sii kordhaya siyaasiyiinta iyo Xildhibaanadda deegaan doorashadoodu tahay maamulka Hirshabeelle ee si...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay In Dowlada Soomaaliya Ay Carqaladaynayso Dhoofka Xoolaha
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay farogalin ku hayso xoolaha ka dhoofa Dekeda Berbera, is...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo $28 Milyan ku taageeraya dadaallada adkeysiga iyo amniga cuntada ee Soomaaliya
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Mareykanka ayaa ku dhawaaqay 28 milyan oo doolar oo dheeri ah oo lagu taageerayo barnaamijyada adkeysiga degdega ah iyo...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashid oo ku baaqay in Dowlad Goboleedyada laga taageero Dagaalka Argagixisada
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaa...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaanka Cadow Gureey ee gobolka Hiiraan
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo galinkii dambe ee Shalay dhexmaray ciidanka Macawiisleeyda go...
Warkii oo dhan »Shil sababay dhimashada sadax ruux oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux ayaa ku geeriyootay shil gaari oo Xalay ka dhacay wadada isku xirta magaalada ...
Warkii oo dhan »Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Xaaladda Gasa
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cusmaan Baalle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si qoto dheer uga...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo sheegtay inay kor u kaceen weerarada iyo beegsiga shaqaalaha gargaarka ee ku sugan Soomaaliya
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Hay'adda gargaarka Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay weerarrada lala beegsanayo shaqaalaha gargaarka ah ee saha...
Warkii oo dhan »