Wararka Maanta
Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada milateri ee ka socda buuraha Calmis...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dukumentiyo ay lahaayeen dagaalamayasha Daacish ee ku sugan gobolka Bari
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Ciidamada La-dagaalanka Argagixisada Puntland ayaa maanta mar kale la wareegay fariisimo ay kooxda Daacish ay ...
Warkii oo dhan »Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadalka Ra'iisul wasaare Xamse
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa si kulul u dhaliilay hadalka Ra’iisul W...
Warkii oo dhan »Booliska Jubaland oo xiray haweeyneey Sunta Libaaxa ku dishay Seygeedi hore
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa Soo qabtay Sahra Xuseen Maxamed oo Seygeedii hore...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Xabad joojinta jiida Gaza
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta ee magaalada Gaza...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag ku riday ragg isbaaro u taalay gobolka Hiiraan
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageystay kiiska ilaa 6 ruux oo dhawaan ciidanka Nabadsugida ku...
Warkii oo dhan »Israa'iil iyo Xamaas oo gaaray heshiis xabad joojin ah iyo dabaal degyo ka bilaawday Gaza
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Israa'iil iyo Xamaas ayaa la sheegay in ugu dambeyn ay si rasmi ah u aqbaleyn 15 bilood kadib heshiis xabad jo...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo xiriir Diplomaasi la yeelanaysa Dowladda Ukraine
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliyaa Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa khadka taleefa...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal culus oo galinkii dambe ee Shalay ka dhacay deegaanka Xalaalay oo ka...
Warkii oo dhan »‘Anagu ma nihin budhcad-badeed’ ayay yiraahdeen af-duubayaashii qabsaday markabka Shiinaha
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Mid kamid kamid ah kooxdii qabsatay markabkii kalluumaysi ee laga lahaa dalka Shiinaha ee maalmo ka hor lasii ...
Warkii oo dhan »