Wararka Maanta

Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Uu Dhisayo Ciidan Millateri oo Xoog Leh

Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Uu Dhisayo Ciidan Millateri oo Xoog Leh

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu dhisi doono ciidan millateri...

Warkii oo dhan »
Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranku (NIRA) oo bilowday daabacaadda Kaarka Aqoonsiga lafta ah

Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranku (NIRA) oo bilowday daabacaadda Kaarka Aqoonsiga lafta ah

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib-u-heshiisiinta, Xil. Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa maanta gud...

Warkii oo dhan »
Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal aroornimadii hore ee saakay ku dhexmaray laba maleeshiyo beeleed oo w...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya

Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo...

Warkii oo dhan »
SODMA iyo WFP oo ka wada hadlay xaaladaha bani'aadanimo ee ka jira Soomaaliya

SODMA iyo WFP oo ka wada hadlay xaaladaha bani'aadanimo ee ka jira Soomaaliya

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Maclin Cabdulle ayaa ...

Warkii oo dhan »
Sheekh Shariif " Hadii Xisbi gaar ah uu Doorasho kaligiis qabsado, Himilo Qaranna Doorasho ayay qabsan doontaa"

Sheekh Shariif " Hadii Xisbi gaar ah uu Doorasho kaligiis qabsado, Himilo Qaranna Doorasho ayay qabsan doontaa"

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay in doorasho hal dhinac ay damacsan ta...

Warkii oo dhan »
Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Uganda oo maxkamad loosoo taagay shil diyaaradeed oo ka dhacay Soomaaliya

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Uganda oo maxkamad loosoo taagay shil diyaaradeed oo ka dhacay Soomaaliya

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Saddex sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Difaaca  Uganda ayaa lagu eedeeyay dayacaad la xiriirta shil diyaarade...

Warkii oo dhan »
Dowladda Maraykanka oo Loo Soo Jeediyay in Ay Xafiis Dibulumaasiyadeed Ka Furato Hargaysa

Dowladda Maraykanka oo Loo Soo Jeediyay in Ay Xafiis Dibulumaasiyadeed Ka Furato Hargaysa

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada Maraykanka u Qaabilsan Ka Hortagga Xisbiga Shuuciga ah ee Shiinaha, ayaa soo je...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Codka

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Codka

JAN 18, 2025

 Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa dagaal afka ah ku qaaday Mucaaradka Dow...

Warkii oo dhan »
Walaac weyn oo laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya

Walaac weyn oo laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya

JAN 17, 2025

 Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya...

Warkii oo dhan »