Wararka Maanta
Walaac weyn oo laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya...
Warkii oo dhan »Dibloomaasiyiin u Olloleeya Aqoonsiga Somaliland oo Dib uga Hawlgalaya Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka
Jimco, Janaayo 17, 2025 (HOL) - Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ee Afrika, Danjire Tibor Nagy, oo safka hore kaga jira ...
Warkii oo dhan »Qoyska askari gacanta ugu jira Alshabaab oo ka codsaday Kenya sidii loo sii deyn lahaa eheladooda
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Qoyska askariga ka tirsan ciidamada Kenya oo la sheegay inuu gacanta ugu jiro dagaalamayaasha Al-Shabaab muddo 9...
Warkii oo dhan »Dhallinyaro Hore Uga Baxsaday In Hargeysa Lagu Xidho oo Xukuumadda Cusubi Xabsiyada Dhigtay
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah dhallinyarada Somaliland ee aaminsan fikradda "Soomaaliweyn" ama mucaaradka ku ahaa xukuumaddii M...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in dalka uu wajahayo khatar inuu cadow qaato
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu wajaha...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Amray Hay’adda Xukuumadiisa in Ay u Shaqeeyaan Si Daahfuran
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku amray wasaaradaha iyo hay’adaha in ay...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaare Xamse oo sheegay in Argagexisadu ay dhibaato ku yihiin amaanka iyo maalka Shacabka
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Kooxaha Argagexisada sida Al shabaab iyo Daa...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Millateriga iyo Amniga
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga dhinaca millateriga iyo amnig...
Warkii oo dhan »Feysal Cabey “Waxaan kamid ahay hal-abuurka cusub ee hirgelinta aqoonsiga qaranka Soomaaliya.”
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ee dowladda Soomaaliya ayaa hiigsaneysa inay dhamaadka ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yaha...
Warkii oo dhan »