Wararka Maanta

‘Anagu ma nihin budhcad-badeed’ ayay yiraahdeen af-duubayaashii qabsaday markabka Shiinaha

‘Anagu ma nihin budhcad-badeed’ ayay yiraahdeen af-duubayaashii qabsaday markabka Shiinaha

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Mid kamid kamid ah kooxdii qabsatay markabkii kalluumaysi ee laga lahaa dalka Shiinaha ee maalmo ka hor lasii ...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo Qaadaya Hawlgal Lagu Burburinayo Kooxaha Ka Ganacsada Maandooriyaha

Booliiska Somaliland oo Qaadaya Hawlgal Lagu Burburinayo Kooxaha Ka Ganacsada Maandooriyaha

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland oo kaashanaya Wasaarada Diinta iyo Awqaafta iyo culumada, ayaa ku dhawaaqay in a...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Ka Digtay Dabaylo La Filayo in Ay Ku Dhuftaan Badda Gacanka Cadmeed

Somaliland oo Ka Digtay Dabaylo La Filayo in Ay Ku Dhuftaan Badda Gacanka Cadmeed

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Ciidamada Badda Somaliland ayaa kalluumaysatada iyo dalxiisayaasha uga digay dabaylo la saadaalinayo inay dhawa...

Warkii oo dhan »
Puntland oo joojisay diiwaangelinta Isimada Dhaqanka

Puntland oo joojisay diiwaangelinta Isimada Dhaqanka

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa joojiyey diiwaangelinta isimada dhaqanka. Wasiirka arrimaha gudaha Puntlnd Cabdi Saciid ...

Warkii oo dhan »
Sacuudiga oo maalgelinaya mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Soomaaliya

Sacuudiga oo maalgelinaya mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Soomaaliya

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo, ma...

Warkii oo dhan »
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo maanta ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo maanta ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax lala eegtay gaari ay la socdeen dad rayid ah, k...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay gaari lagu soo qariyay waxyaabaha Qarxa

Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay gaari lagu soo qariyay waxyaabaha Qarxa

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta howlgal qorsheysan ku qabtay gaari noociisu yahay ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi " Mucaaradka ha u diyaar garoobaan Doorasho Qof iyo Cod"

Wasiir Fiqi " Mucaaradka ha u diyaar garoobaan Doorasho Qof iyo Cod"

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa ka falceliyay Shirkii jar...

Warkii oo dhan »
Sheekh Shariif " Dowladda waxa ay dooneysaa inay Ardeyda Iskuulada iyo Jaamacadaha ay u diiwangeliso Doorashada Qof iyo Codka"

Sheekh Shariif " Dowladda waxa ay dooneysaa inay Ardeyda Iskuulada iyo Jaamacadaha ay u diiwangeliso Doorashada Qof iyo Codka"

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse oo bogaadiyay guulaha laga gaaray wadahadaladii ka dhacay magaalada Baledweyne

Raysal Wasaare Xamse oo bogaadiyay guulaha laga gaaray wadahadaladii ka dhacay magaalada Baledweyne

JAN 15, 2025

 Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn u bogaadiyay guulaha laga gaar...

Warkii oo dhan »