Wararka Maanta

10,000 Askari oo loo diyaariyay Ammaanka Doorashooyinka ee Degmooyinka Muqdisho

10,000 Askari oo loo diyaariyay Ammaanka Doorashooyinka ee Degmooyinka Muqdisho

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in ku dhowaad 10,000 askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliye...

Warkii oo dhan »
19 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar ka dhacay magaalada Johannesburg

19 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar ka dhacay magaalada Johannesburg

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika,  gaar ahaan magaalada Johannesburg ayaa sheegaya in halkaasi ay ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Shiinaha door weyn ayuu ka qaadan doonaa horumarinta waxbarashada iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya"

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Shiinaha door weyn ayuu ka qaadan doonaa horumarinta waxbarashada iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya"

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha uu yahay mid t...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid noqoshada Howlgalka AUSSOM

Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid noqoshada Howlgalka AUSSOM

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xas...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha oo soo qabanqaabisay munaasabad lagu xusayo 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha oo soo qabanqaabisay munaasabad lagu xusayo 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha

DEC 21, 2025

galleryj Axad, December 21, 2025 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Shiinaha ayaa magaalada Beijing ku qaba...

Warkii oo dhan »
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Kismaayo iyo madaxweyne Xasan Sheikh oo loogu baaqay inuu isugu yeero samileyda siyaasadda

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Kismaayo iyo madaxweyne Xasan Sheikh oo loogu baaqay inuu isugu yeero samileyda siyaasadda

DEC 20, 2025

Sabti, December 20, 2025 (HOL) - Shirweynaha Aayo-Katashiga oo ka socday magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ay dhincyada ka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddi baadhis ku samaynaya rabshadihii Borama

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddi baadhis ku samaynaya rabshadihii Borama

DEC 20, 2025

Sabti, December 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood,...

Warkii oo dhan »
Dhacdo Naxdin leh: Aabe Soomaaliyeed oo maanta gabadhiisa ku gowracay degmada Baardheere

Dhacdo Naxdin leh: Aabe Soomaaliyeed oo maanta gabadhiisa ku gowracay degmada Baardheere

DEC 20, 2025

Sabti, December 20, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin badan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee ...

Warkii oo dhan »
Ireland: Nin Soomaali ah oo lagu helay tahriibinta haween oo lagu xukumay 4 sano iyo bar xabsi ah

Ireland: Nin Soomaali ah oo lagu helay tahriibinta haween oo lagu xukumay 4 sano iyo bar xabsi ah

DEC 20, 2025

Sabti, December 20, 2025 (HOL) - Ireland ayaa xabsi afar sano iyo bar ah ku xukuntay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu isticmaalay baasaboo...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Difaaca Kenya oo Kormeer Shaqo ku Tagtay Kismaayo, Kana Warbixisay Doorka Ciidamada KDF ee AUSSOM

Wasiirka Difaaca Kenya oo Kormeer Shaqo ku Tagtay Kismaayo, Kana Warbixisay Doorka Ciidamada KDF ee AUSSOM

DEC 20, 2025

Sabti, December 20, 2025 (HOL) - Wasiirka Difaaca ee dalka Kenya, Soipan Tuya, ayaa booqasho shaqo ku timid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaal...

Warkii oo dhan »