Wararka Maanta
Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo beeniyay in uu ka maqan yahay miisaaniyadda dowladda federaalka
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Ahmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa si adag u beeniyay had...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda Maamulka ee 2026
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xilka ka qaaday Safiirka Soomaaliya iyo dublamaasiyiin kale
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa dib ugu yeertay ku dhowaad 30 dublamaasi oo sare, kuwaas oo uu ku jiro Safiirka Mare...
Warkii oo dhan »Madasha saddexaad ee Amniga Saaybarka Qaranka Soomaaliya oo maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho
galleryj Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Madasha Amniga Saaybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay...
Warkii oo dhan »Taiwan oo ka jawaabtay hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaga hadlay qadiyadeeda
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynah...
Warkii oo dhan »Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku dhawaaqday xiritaan hal maalin ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Garoonka Diyaaradaha Caa...
Warkii oo dhan »Turkiga oo ballan-qaaday inuu sii xoojinayo taageerada amniga Soomaaliya
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga, Yaşar Güler, ayaa sheegay in Türkiye ay sii wadi doonto iskaashig...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 15 ka tirsan Al-Shabaab ku sugneyd Jabad Godane
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal amni oo lagu beegsaday dagaal...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Jalalaqsi ku dhexmaray Maleeshiyo beeleed hubeysan iyo maamulka degmadaas
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo saakay ka dhacay gudaha magaalada Jalalaqsi ee...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qii...
Warkii oo dhan »