Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheikh: Maalinta berri, Muqdisho waxay muujinaysaa awooddeeda dimuqraadiyeed
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada golayaasha degmo...
Warkii oo dhan »Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo go'aan ka gaadhay diiwaangelinta codbixiyayaasha oo muran ka taagna
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dib-u-furis lagu samaynayo diiwaanka c...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo war kasoo saartay doorashada beri ka dhaceysa Muqdisho
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Warsaxafa...
Warkii oo dhan »Golaha Samatabixinta Qaranka "Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir Waa Mid Hal Xisbi Isku Caana Shubayo"
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa si adag uga hadlay doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir ee lagu wado...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baaq u diray Hay’adaha Gargaarka si Loo Taageero Dadka ay Abaartu Saameysay
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa soo ...
Warkii oo dhan »Maraykanka: In ka badan $5 bilyan ayaan ku bixinnay amniga Soomaaliya, balse horumar waara weli ma muuqdo
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay ku bixisay lacag dhan ku dhowaad $1.6 bilyan taageeridda dalalka ciid...
Warkii oo dhan »Ciidamo badan oo la dhigay wadooyinka Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay doorashada berito dhaceysa
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilowday in wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdishi iney kusoo daa...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan qalqal galin dadweyne
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho a...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay inuu wada hadal la furo mucaaradka
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka jawaabay hanjabaadaha iyo baaqyada dhawaan...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka QM oo dib u cusbooneysiiyay howlgalka AUSSOM, Sidoo kalena go’aamiyay joojinta howlgalka UNTMIS
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii dib u cusbooneysiiyay muddada howlgalka Midowga Afrika e...
Warkii oo dhan »