Wararka Maanta

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo si adag u diidday aqoonsiga ay siisay Israa’iil Somaliland

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo si adag u diidday aqoonsiga ay siisay Israa’iil Somaliland

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku muujisay diidmo cad oo aan leex-leexa...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in Somaliland ku biirayso Heshiisyada Abraham

Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in Somaliland ku biirayso Heshiisyada Abraham

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in Somaliland ay diyaar u t...

Warkii oo dhan »
Turkiga, Masar, Soomaaliya iyo Jabuuti oo si adag u Cambaareeyay Tallaabada Israa’iil ee Aqoonsiga Somaliland

Turkiga, Masar, Soomaaliya iyo Jabuuti oo si adag u Cambaareeyay Tallaabada Israa’iil ee Aqoonsiga Somaliland

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Dowladaha Turkiga, Masar, Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa si wadajir ah u cambaareeyay tallaabada ay Israa’i...

Warkii oo dhan »
Israaiil oo ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland

Israaiil oo ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland

DEC 26, 2025

\ Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in dowladdi...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo Hambalyo usoo Diray Shacabka Soomaaliyeed Kadib Doorashadii Golaha Degaanka Muqdisho

Midowga Afrika oo Hambalyo usoo Diray Shacabka Soomaaliyeed Kadib Doorashadii Golaha Degaanka Muqdisho

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed k...

Warkii oo dhan »
Tirinta Codadka Doorashada Golaha Degaanka Muqdisho oo Ka Socota Xarunta Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Tirinta Codadka Doorashada Golaha Degaanka Muqdisho oo Ka Socota Xarunta Guddiga Doorashooyinka Qaranka

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Tirinta codadka doorashada golayaasha deegaanka ee Muqdisho ayaa si rasmi ah uga bilaabatay xarunta Guddiga Ma...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya

Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dag...

Warkii oo dhan »
AUSSOM oo soo dhaweysay doorashooyinka Golaha Deegaanka Banaadir, kuna tilmaantay guul taariikhi ah

AUSSOM oo soo dhaweysay doorashooyinka Golaha Deegaanka Banaadir, kuna tilmaantay guul taariikhi ah

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa soo dhaweeyay qabsoomid ay ku sh...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Carabta oo soo dhoweeyay doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacay gobolka Banaadir

Baarlamaanka Carabta oo soo dhoweeyay doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacay gobolka Banaadir

DEC 26, 2025

Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Baarlamaanka Carabta ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka degmooyinka ee tooska ah ee ka dhacay gobolka Ba...

Warkii oo dhan »
Galmudug, Koonfur Gaalbeed iyo Hirshabeelle oo soo dhoweeyay doorashooyinka dadweyne ee ka dhacay gobolka Banaadir

Galmudug, Koonfur Gaalbeed iyo Hirshabeelle oo soo dhoweeyay doorashooyinka dadweyne ee ka dhacay gobolka Banaadir

DEC 25, 2025

Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha Soomaaliya, shacab...

Warkii oo dhan »