Wararka Maanta
Golaha Ammaanka QM oo dib u cusbooneysiiyay howlgalka AUSSOM, Sidoo kalena go’aamiyay joojinta howlgalka UNTMIS
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii dib u cusbooneysiiyay muddada howlgalka Midowga Afrika e...
Warkii oo dhan »Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo xukun xabsi ah ku riday Muwaadin Kenyan ah oo xiriir la lahaa Al Shabaab
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaadin Kenyan ah oo lagu magacaabo ...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay tirada xarumaha iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashada gobolka Banaadir
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay in 16 de...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdi...
Warkii oo dhan »Xiisadda ka dhex taagan hoggaanka xisbiga Kulmiye oo cirka isku shareertay
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Kulmiye ayaa wajahaya xaalad qalalaase iyo isfahamwaa ah, kaddib markii uu ...
Warkii oo dhan »Shiinaha oo si carro leh uga jawaabay qoraal ay Taiwan ku dhaliishay Madaxweynaha Soomaaliya
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay waxa ay ku tilmaantay hadallo...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo sheegay in dalka uu wajahayo caqabado amni oo culus
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray bayaan siyaasadeed oo faahfa...
Warkii oo dhan »In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku nool guud ahaan Soomaaliya taas oo u dhiganta ku dhowaad rubuc dadweynah...
Warkii oo dhan »Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto in si sharci darro ah hub ugu dhex wateen Caasimadda
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidan...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay socdaan dadaallo la doonayo in dhawaan lagu aqoonsado
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in dhawaan la aqoonsan doono, ayna wadaan dadaallo la doonayo ...
Warkii oo dhan »