Wararka Maanta

Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo loo qaaday Magaalada Beledweyne

Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo loo qaaday Magaalada Beledweyne

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Waxaa magaalada Muqdisho laga qaaday Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan Alle ha u naxariistee Marxuum Shiikh ...

Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Isgoyska Black Sea

Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Isgoyska Black Sea

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu dilay agagaarka Isgoyska Black Sea ee m...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamada Degmada B/Weyne oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Guddoomiyihii Maxkamada Degmada B/Weyne oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MAY 28, 2007

Isniin, 28, May, 2007 (HOL)  Gudoomiyihii Maxkamada B/weyn Shiikh Max'ed Muuse Ducaale ayaa goor dhaw sida wararku sheegayaan Nin ku hubeysan Bis...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho loogu geystay Ciidamada Uganda

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho loogu geystay Ciidamada Uganda

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii dhawaan lala be...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka qeyb-gelaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Nigeria

Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka qeyb-gelaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Nigeria

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ka qeybgeleya xafladda lagu caleema-saara...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Boolis ah oo la dhigay Nawaaxiga Warshaddii Baastada kadib Qaraxyo halkaas ka dhacay

Ciidamo Boolis ah oo la dhigay Nawaaxiga Warshaddii Baastada kadib Qaraxyo halkaas ka dhacay

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo ka tirsan Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la geeyay nawaaxiga Warshaddii Baast...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Degmada Kaaraan oo xalay toogtay Kooxo Burcad ah oo wax ku dhacayay Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka

Ciidamada Booliska Degmada Kaaraan oo xalay toogtay Kooxo Burcad ah oo wax ku dhacayay Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howlgala Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa xalay waxay toogt...

Warkii oo dhan »
Socdaalka Nabadda Gobolka Hiiraan oo weli si rasmi ah uga socda Degmooyinka Gobolka

Socdaalka Nabadda Gobolka Hiiraan oo weli si rasmi ah uga socda Degmooyinka Gobolka

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Waxaa wali ka socda qeybo ka mid Gobolka Hiiraan Safarkii loogu magac daray (Socdaalka Nabada Gobalka Hiiraan) oo ay hor ka...

Warkii oo dhan »
Wafdi Ka socda Xiriirka Soomaliyeed ee Kubada Cagta oo ka qeybgelaya Doorashada Guddoomiyaha FIFA

Wafdi Ka socda Xiriirka Soomaliyeed ee Kubada Cagta oo ka qeybgelaya Doorashada Guddoomiyaha FIFA

MAY 28, 2007

Isniin, May 28, 2007(HOL): Waxaa Maanta uu shir uga furmay Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland Confederation AfricanFootball, waxaana Goobjoog ka a...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo safaarad ka furatay Magaalada Muqdisho

Itoobiya oo safaarad ka furatay Magaalada Muqdisho

MAY 27, 2007

Axad, May 27, 2007(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa safaarad ka furatay Magaalada Muqdisho tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay bur burtay Dowladdii hore ...

Warkii oo dhan »