Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay dhac ka geystay Xaafado ka tirsan Degmada Shibis
Jimco, May 25, 2007(HOL): Ciidamo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay falal dhac ah ka geysteen xaafado...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si kulul uga jawaabtay eedeyn uga timid Amnesty International
Jimco, May 25, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay eedeyn ay u soo jeedisay Hay’adda Caalamiga ah ee u dooda Xuquu...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in berri laga bilaabo ay ammaanka Magaalada Muqdisho la wareegi doonaan Ciidamo Boolis ah
Khamiis, May 24, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shikh Axmed iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan oo sheegay in aan Shir Dib-u-heshiisiin ah lagu qaban karin Soomaaliya
Khamiis, May 24, 2007(HOL): Waxaa si wada jir ah Warsaxaafadeed uga soo saaray Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea Golaha Maxaakimta Islaamiga ah iyo X...
Warkii oo dhan »
Aqoonsi ku saabsan Kaalinta Ganacsatada kaga aadan Adeegyada Bulshada oo lagu soo gebagebeeyay Magaalada Beledweyne
Khamiis, May 24, 2007(HOL): Aqoon-isweydaarsi ay soo qaban qaabisay Xaruta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD loogana hadlayay Kaalinta Ganacsatada G...
Warkii oo dhan »
Ururka SWACRO oo Dugsi ay wax ku bartaan Caruur Agoon ah ka furay Degmada Afgooye
Khamiis, May 24, 2007(HOL): Waxaa dalka Soomaliya ku soo batey caruur agooman ah isla markaana aan awood u laheen inay helaan waxbarasho. Hoy, i...
Warkii oo dhan »
Afhayeennada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Itoobiya oo Addis Ababa kulan ku qaatay
Khamiis, May 24, 2007(HOL): Afhayeennada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Itoobiya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) iyo Teshome Toga ayaa...
Warkii oo dhan »
Ururka Dhexdhexaadinta Ururrada Soomaaliyeed ee Dalka Sweden oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Bukaano Dhaawacyo Qaba oo ku jira Isbitaalka Madiina
Arbaco, May 23, 2007(HOL): Ururka Dhexdhexaadinta Ururrada Soomaaliyeed ee ka dhisan Dalka Sweden ayaa Deeq lacageed waxaa uu u qeybiyay Bukaano ku dh...
Warkii oo dhan »
Bilicda Waddooyinka Muqdisho oo dib u soo noqoneysa
Arbaco, May 23, 2007(HOL): Bilicda Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa dib u soo noqoneysa kadib markii ay Ciidamada Minishiimbiyada Dowladda Federaal...
Warkii oo dhan »
Burundi iyo Nigeria oo Ciidamo u soo diraya Soomaaliya
Arbaco, May 23, 2007(HOL): Ciidamo ka socda Dowladaha Burundi iyo Nigeria ayaa la sheegay in ay ku biirayaan Ciidamada Uganda ee jooga caasimadda Soom...
Warkii oo dhan »