Wararka Maanta
Dowladda Masar oo sheegtay in Diblumaasi uga xirnaa Magaalada Boosaaso la sii daayay
Axad, May 27, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar ayaa shaaca ka qaaday in la sii daayay oo xoriyaddiisi dib loogu soo celiyay Safiirka Dowla...
Warkii oo dhan »
Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qarax Xalay laga Maqlay Xarunta Warshaddii Baastada
Axad, May 27, 2007(HOL): Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax xooggan oo xalay laga maqlay Xarunta Warshaddii Baastada ee Magaalada Muqdisho, hal...
Warkii oo dhan »
Odayaal iyo Culumaa'udiin ka socda Beelaha Soomaaliyeed oo Itoobiya ka ballanqaaday in ay ka qeyb-qaadanayaan Nabadeynta Soomaaliya
Axad, May 27, 2007(HOL):Odayaal iyo Culumaa'udiin ka socday Beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobi...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo ka digay in Ciidamada Dowladda Federaalka ay iska labistaan Darajo aysan gaarin
Sabti, May 26, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta shaaca ka qaad...
Warkii oo dhan »
Socdaalka Nabadda Gobolka Hiiraan
Sabti, May 26, 2007(HOL): Waa markii ugu horesay oo socdaal loogu magaca daray( Safarkii Nabada ) lagu soo maro dhamaan qeybaha uu ka kooban yahay Gob...
Warkii oo dhan »
Ku xigeenada Duqa Magaalada Muqdisho oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Sabti, May 26, 2007(HOL): Ku xigeenada Duqa Magaalada Muqdisho ee dhinacyada Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada C/fataax Ibraahim Sabriye Shaaweey iyo M...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Maamul u magacawday Gobolka Shabeelaha Hoose
Sabti, May 26, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacawday maamul uu yeelanayo Gobolka Shabeelaha Hoose, kaasi oo in muddo ah laga sugay...
Warkii oo dhan »
Seddex Qarax oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, May 26, 2007(HOL): Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay Qaraxyo lala beegsaday goobo ay ku sugan yihi...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Caalamka ka codsaday in gacan lagu siiyo la dagaalanka Burcad Badeedka
Jimco, May 25, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka waxay u dirtay Baaq ku saabsan in lagu gacan siiyo sidii ay ula dagaalam...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Dowladda Eritrea in ay joojiso Argagixisada ay ku baahineyso Soomaaliya iyo Itoobiya
Jimco, May 25, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa magaalada Addis Ababa...
Warkii oo dhan »