Wararka Maanta
Dowladda Federaalka iyo Wakiillo ka socday Saxaafadda Madaxa Bannaan oo ka shiray Sharci Saxaafadda lagu dhaqi doono oo la soo bandhigay
Sabti, June 02, 2007(HOL): Wasiirro ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo metelayay Saxaafadda Madaxa Bannaan ee Soomaaliyeed ayaa maa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Degmada Howl-wadaag oo Caawa la dilay
Jimco, June 01, 2007(HOL): Alle ha naxariistee waxaa Caawa la dilay Guddoomiyihii Degmada Howl-Wadaag marxuum Xasan Cali Siyaad (Xasan Fareey), kaasi ...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimaha Nabadgelyada Gobolka
Jimco, June 01, 2007(HOL): Kulan daba joogay Qarax dhawaan lala beegsaday Ciidamada Itoobiya ee degan duleedka Magaalada B/weyn, loogana hadlayay arim...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo ka cabanaya Rasaas ay Dab-rid ahaan ugu ridaan Ciidamada Itoobiya
Jimco, June 01, 2007(HOL): Dadka ku dhaqan Xaafadaha Towfiiq iyo Gubta oo ka kala tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigley ayaa waxay ka cabanayaa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Haween Soomaaliyeed u diiday Shirka ay uga qeybgeli lahaayeen Dalka Talyaaniga
Jimco, June 01, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in ay shir u tagaan Dalka Talyaaniga Haween Soomaaliyeed oo marti-qaad ka helay ...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo loo helay dhaqaalihii ugu horeeyay
Jimco, June 01, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiinta Soomaaliyeed ee dhawaan lagu qaban doono Magaalada Muqdisho ayaa loo helay dhaqaalihii ugu horeeyay ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo la kulmay Madaxweynaha Liibiya
Jimco, June 01, 2007(HOL): Hoggaamiyaha Liibiya Col. Mucamar Al-Qadaafi ayaa magaalada Sirta ee Dalka Liibiya waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynaha ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Liibiya u dhoofay
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay Maga...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu wax ka qabanayo Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu wax ka qabanayo amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho, xili...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Saldhigga Magaalada Kismaayo oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Taliyaha Saldhigga Booliska Magaalada Kismaayo Ibraahim Khaliif Shan-Fool ayaa xalay ka badbaaday isku day lagu dili lahaa...
Warkii oo dhan »