Wararka Maanta
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Isniin, June 04, 2007(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay wel wel iyo...
Warkii oo dhan »
Guddiga Dhaqan-gelinta Canshuuraha Dowladda Federaalka oo shirar la leh Ganacsatada Muqdisho
Axad, June 03, 2007(HOL): Guddiga Dhaqan-gelinta Canshuuraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kula shiray Xaruntii Nabad-sugidda ma...
Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in ay Dagaalyahanno Ajnabi ah ku dileen Deegaanka Baar-gaal
Axad, June 03, 2007(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu maanta ka soo saaray Dagaallo ka dhacay Deegaanka Baar-Gaal oo ka tirsan G...
Warkii oo dhan »
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ku qarxay iridka Guriga Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya
Axad, June 03, 2007(HOL): Gaari TOYOTA ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa galabta Casir-liiqii wuxuu ku qarxay iridka guriga Ra'iisal Wasaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo su'aalo weydiinaya Dad gacan saar la lahaa Maxkamaddii Islaamka Gobolka Hiiraan
Axad, June 03, 2007(HOL): Tan iyo Wixii ka danbeeyay dhawaan markii weerarka lagu qaaday Ciidamada Itoobiya ee fariisinkooda yahay Duleedka Magaalada ...
Warkii oo dhan »
Markab laga leeyahay Dalka Denmark oo lagu af-duubtay Xeebaha Soomaaliya
Axad, June 03, 2007(HOL): Markab laga leeyahay Dalka Denmark oo lagu magacaabo Danica White, isla markaana ay saarnaayeen shan shaqaale ah ayaa lagu a...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Odayaasha Beelaha Hawiye ku eedeeyay Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Axad, June 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka ...
Warkii oo dhan »
Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Miino lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho
Axad, June 03, 2007(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa saakay lala beegsaday Qarax Miino, iyadoo la xaqiijiya...
Warkii oo dhan »
Markab Dagaal oo uu Mareykanka leeyahay oo duqeeyay Deegaano ka tirsan W/Bari Soomaaliya
Sabti, June 02, 2007(HOL): Markab kuwa dagaalka ah oo uu Mareykanka leeyahay ayaa duqeeyay goobo ka tirsan Gobolka W/Bari ee Soomaaliya, iyadoo goobah...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Gacan ku dhiiglayaashii dilay Guddoomiyihii Degmada Howl-Wadaag
Sabti, June 02, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in la soo qabtay gacan ku dhiiglayaashii dilay Guddoomiyihii Degmada ...
Warkii oo dhan »