Wararka Maanta
Meles Zenawi oo booqasho ku tegay Magaalada Muqdisho
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi Talaado, June 05, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa maanta booqasho aan la shaac...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay taageereyso Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado, June 05, 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay taageereyso Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku howlan in ay nabadeyso D...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Rag ku labistaa Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo dhac geysanayay
Talaado, June 05, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay howlgallada ay Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiyaanka...
Warkii oo dhan »
Jendayi Frazer oo sheegtay in 30 Xubnood oo Al-Qaacidda ah ay Muqdisho joogaan
Talaado, June 05, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika, Haweeneyda lagu magacaabo Jendayi Frazer aya...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in wax laga qabto Amni Darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Talaado, June 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo warsaxaafadeed ka soo saaray xaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo baaritaano ka wada Degmooyinka ka tirsan Magaalada Muqdisho
Talaado, June 05, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan ayaa saakay waxay ba...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka warbixiyay Qaraxii shalay lala beegsaday Gurigiisa
Isniin, June 04, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo saakay shir jaraa'id ku qabtay Magaalada M...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha
Isniin, June 04, 2007(HOL): Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha, iyadoo di...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Xalay iyo saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, June 04, 2007(HOL): Qaraxyo kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa iyo saakay waxaa lala beegsaday Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowlad...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye kale oo Degmo oo xalay Muqdisho lagu dilay
Isniin, June 04, 2007(HOL): Waxaa xalay lagu dilay Xaafadda Xarar-yaale ee Degmada Wardhiigley Marxuum Cali Maxamuud Siicow, kaasi oo dhawaan loo maga...
Warkii oo dhan »