Wararka Maanta
Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta iyo soo saarista tamarta Soomaaliya
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Ma...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Ka Warbixiyay Heerka Qabanqaabada Doorashada
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf, ayaa sheegay in qabanqaabada doorashadu ay ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Baay
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay duuleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas...
Warkii oo dhan »Kooxo hubeysan oo maanta Muqdisho ku dilay sadax ruux oo ganacsato ahaa
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa maanta afar ruux oo dhalinyaro ganacsato aheyd ku toogtay goobahooda ganacs...
Warkii oo dhan »Dowladda Itoobiya oo halis weyn ku tilmaamtay in ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujisay amnigeeda iyo xasilloonida gobolka haddii ciidamadeeda qeybt...
Warkii oo dhan »Booliska Muqdisho oo soo bandhigay saddex qof oo lagu eedeeyay xatooyo
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho, kusoo qabtay sadax nin oo ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Masar oo ku celiyay xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Al-sisi ayaa mar kale soo jeediyay in xabad joojin laba maalmood ah laga hirgal...
Warkii oo dhan »Xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u dhac ku keenaya dhameystirka howlgalka ATMIS
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa wajahaysa hubanti la'aan ku saabsan mustaqbalka howlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika (A...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Yuusuf Xasan: Colaadda Soomaaliya iyo Itoobiya waa colaad macmal ah oo laga baaqsan karo
Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamukunji ee dalka Kenya, isla markaana ah xubin ka ti...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo maanta isku dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka Baay
Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Xubnahaan ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Uru...
Warkii oo dhan »