Wararka Maanta
Soomaaliya iyo Abu Dhabi PORTS Group oo Heshiis Maalgashi Kalluumeysi ah kala Saxiixday
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay shirk...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Hubka La Soo Gashay Ollolihii Kulmiye
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Sirdoonka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in xabsiga la dhigay rag ka tirsana sirdoonka oo ka qaybqaatay ollolah...
Warkii oo dhan »Ururka Xisbullaah oo maanta ku dhawaaqay hoggaamiyahooda cusub
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Ururka Xisbullaah ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay hoggaamiyahooda cusub ee badalaya hoggaamiyahii dhawaan...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga dalka oo maalintii labaad howlgalo culus ka wadada gobolada Baay iyo Bakool
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Somaaliyed, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa maalintii labaad oo xiriir ah h...
Warkii oo dhan »Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo War Kasoo Saaray Taageerayaal Xisbi oo Hub soo qaatay
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa amar ku bixiyay in lasoo xidho taageerayaashii xisbiga Kulmiye e...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Sababta Keentay Burburka Shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirkii ay Jabuuti kula yeesheen Soomaaliya uu dhi...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Mustafe Cagjar " Cid baa qaadacday oo isbaaro u dhigatay uma joogsanayo Shirwaynaha Wadahadallada Itoobiya"
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa ka waramay arrimo k...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baledweyne
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax geystay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Somaliland oo Ka Hadlay Qaar Ka Mid ah Taageerayaasha Kulmiye oo Hub Lagu Arkay
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in lagu daba jiro qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo baastoola...
Warkii oo dhan »Xubnaha labada aqal ee tagay Garowe oo sheegay talada dalka inay kusoo ururtay madaxtooyada Soomaaliya
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Xildhibaano labada aqal ah oo dhawaan tagay magaalada Garowe ayaa ka dhawaajiyay in aanay wax shaqo ahi ka so...
Warkii oo dhan »