Wararka Maanta
Burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay inay afduubtaan Markab ganacsi oo marayay xeebaha Soomaaliya
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan ...
Warkii oo dhan »Shariif Sheekh Axmed "35 sano kadib qofka ku fakiraayo inuu isagu bedasho Dastuurka ee haddane adiga ku yiraahdo aamus waa lunsan yahay"
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markale weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fe...
Warkii oo dhan »Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka fuliyay duuleedka degmada Ceel baraf
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo culus ku beegs...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo shaqo joojin ku sameysay Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Federaalka ayaa shaqo joojin ku sameysay Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guddiga...
Warkii oo dhan »Warbixin Qaramada Midoodey loo gudbiyay oo muujisay inuu xoogeystay xiriirka Al shabaab iyo Xuutiyiinta
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa s...
Warkii oo dhan »Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Flydubai
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buu...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Soo Saartay Amar Cusub oo Lagu Xakameynayo Duulimaadyada Dul Mara Hawadeeda
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub o...
Warkii oo dhan »Nabadsugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo goostay Al-shabaab
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay xubno oo ka tirsana maleeshi...
Warkii oo dhan »Puntland oo Garowe geysay 300 Askari Booliis ah si ay ula wareegaan Amniga Caasimadda
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa maanta magaalada Garowe geysay in ka badan 300 askari oo booliis ah, kuwaas oo loogu talagalay inay...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukun ka soo saartay askari ka tirsanaa Nabadsugidda oo lagu eedeeyay dil
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cab...
Warkii oo dhan »