Wararka Maanta

Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK

Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK

NOV 02, 2025

 Axad, November 2, 2025 (HOL) - Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, k...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda kadib markii uu u adkeysan waayay dhibaatooyinka howdka

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda kadib markii uu u adkeysan waayay dhibaatooyinka howdka

NOV 02, 2025

 Axad, November 2, 2025 (HOL) - Taliska ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen horjooge ka tirsanaa ur...

Warkii oo dhan »
Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay ka dhacay gobolka Galgaduud

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay ka dhacay gobolka Galgaduud

NOV 02, 2025

 Axad, November 2, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo Xalay ka dhacay deegaanka Guudoole ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo Soomaaliya

Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo Soomaaliya

NOV 02, 2025

Axad, November 2, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano d...

Warkii oo dhan »
Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

NOV 02, 2025

 Axad, November 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u soo nooleeyay baaqyadiisii hore ee ahaa in la masaafuriyo x...

Warkii oo dhan »
Hooyo iyo carruurteed oo lagu dilay weerar naxdin leh oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galmudug

Hooyo iyo carruurteed oo lagu dilay weerar naxdin leh oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galmudug

NOV 02, 2025

Axad, November 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hooyo iyo carruurteed lagu weeraray dhacdo...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Puntland oo qabtay xubin ajaanib ah oo ka tirsan Daacish

Ciidamada Puntland oo qabtay xubin ajaanib ah oo ka tirsan Daacish

NOV 01, 2025

Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta gacanta ku dhigay dagaalame ajaanib ah oo u dhashay dalka Sacuudiga oo ka tir...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray dalka Masar

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ayaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaa...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo saddexdeeda gabdhood ee ka dhacay deegaanka Qayib

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo saddexdeeda gabdhood ee ka dhacay deegaanka Qayib

NOV 01, 2025

Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay...

Warkii oo dhan »