Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Madasha ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweyne Samia Suluhu Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweyne Samia Suluhu Xasan

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dodoma ee dalka Tanzania kaga...

Warkii oo dhan »
Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis

Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dadka magaalada Minneapolis ayaa dooranaya duqa magaalada, taas oo laga yaabo in Omar Fateh oo ah senatar Soom...

Warkii oo dhan »
Jarmalka : Nin Soomaali ah oo seddex haween ah dilay oo aan la masaafurin doonin

Jarmalka : Nin Soomaali ah oo seddex haween ah dilay oo aan la masaafurin doonin

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Würzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma c...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Dacwad ka gudbisay Xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Dacwad ka gudbisay Xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo adag oo sharci ...

Warkii oo dhan »
Ragg ku eedeysan dilkii Hooyada 80 jirka aheyd ee ka dhacay deegaanka Guudoole oo gacanta lagu dhigay

Ragg ku eedeysan dilkii Hooyada 80 jirka aheyd ee ka dhacay deegaanka Guudoole oo gacanta lagu dhigay

NOV 03, 2025

Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa goordhaw gacanta kusoo dhigay lix nin oo ku eedeysan iney ka dambeeyeen weer...

Warkii oo dhan »
Aqalka Sare oo ansixiyay sharciyada, Barakayaasha Gudaha iyo sharciga Kalmo sharciyeedka Federaalka

Aqalka Sare oo ansixiyay sharciyada, Barakayaasha Gudaha iyo sharciga Kalmo sharciyeedka Federaalka

NOV 03, 2025

 Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay laba hindise-...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer degdeg ah ku tagay xarunta NIRA isagoo faray in adeegga loo fududeeyo shacabka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer degdeg ah ku tagay xarunta NIRA isagoo faray in adeegga loo fududeeyo shacabka

NOV 03, 2025

 Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha   Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer degdeg ah ku sameeyay xarun...

Warkii oo dhan »
NISA iyo saaxiibada caalamka oo 23 xubnood oo Al shabaab ah ku dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

NISA iyo saaxiibada caalamka oo 23 xubnood oo Al shabaab ah ku dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

NOV 03, 2025

 Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa shalay ful...

Warkii oo dhan »
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii laguna hayo habjabaad joogto ah

Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii laguna hayo habjabaad joogto ah

NOV 03, 2025

 Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo m...

Warkii oo dhan »