More Articles
“The current strength of the AMISOM which is 17,731, will rise to 22,126 uniformed personnel.”
Full Story
Al Shabaab militants have banned residents from using smartphones in Lower Shabelle, a region south of Somalia’s capital Mogadishu.
Sabti, November 16, 2013 (HOL) — Xulka Qaranka kubadda cagta ee dalka Nigeria ayaa galabta ka taqalusay xulka qaranka kubadda cagta ee dalka Itoobiya ciyaar xiisa badnayd oo labada dhinac dhexmartay,waxaana ay ahayd lugtii labaad oo labada xul ay wada ciyaaraan.
Warkii oo dhan
Wariyayaal iyo khuburo dhanka warbaahinta ah ayaa ka dooday hindise-sharciyeedka warbaahinta ee ay xukuumada Soomaaliya doonayso inay horgayso baarlamaanka kaasoo ay dajisay wasaarada warfaafintu.
Crews resumed search and cleanup operations in Somalia's Puntland following a weekend cyclone officials said they feared killed as many as 400 people.
Khamiis, November 14, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha Baarlamaanka, Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) oo shir jaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka, gaar ahaan dhanka siyaasadda maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay is-dajiyaan oo ay ku kalsoonaadaan golaha baarlamaanka.
As many as 300 people are feared dead after a ferocious storm and days of heavy floods in Somalia’s northeastern Puntland region, the local government said Wednesday.
Nov 12 (Reuters) - African fibre optic company Liquid Telecom has delivered a broadband Internet cable to Somalia's doorstep, the first terrestrial connection to the Horn of Africa country that because of conflict has had rely on expensive satellite links.
Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in labada nin ee ay saaka ku toogteen xaafada Islii inay ahaayeen kuwii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay xildhibaan Yuusuf Xassan bishii December ee sanadkii lasoo 2012.
Talaado, November 12, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya soo dhexgalay ayaa sheegay in khilaafkani uu yahay mid dastuuri ah, balse uusan ahayn mid siyaasi ah.
Somalia's president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year.
Isniin, November 11, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka dalbaday ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) inuu is-casilo, inkastoo ra’iisul wasaaruhu uu arrintaas si cad ugu gacan-sayray.