Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo beenisay in ay CIA-da Mareykanka si gaar ah uga codsatay in ay u baarto Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sabti, September 23, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxay beenisay in ay CIA-da Mareykanka ka...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo Dil Qisaas ah ku fuliyay Gacan ku dhiigle Nin horay ugu dilay Magaalada Muqdisho
Jimco, September 22, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee gacanta ku haya Magaalada Muqdisho iyo gobollo badan oo ku yaala Koofurta Soomaaliya ayaa maan...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Islaamka Gobolka Hiiraan oo markii ugu horeysay xukun ku fulisay dad lagu soo qabtay fal dembiyeedyo kala
Jimco, September 22, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay tan markii la dhisay xukun ku fulisay Eedeysanayaal lagu...
Warkii oo dhan »
Kulan lagu dhexdhexaadinayo Masuuliyiinta Isbahaysiga Dooxada Jubba oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Jimco, September 22, 2006(HOL): Kulan qado ahaa oo socday muddo saacado ah kana dhacay Hotelka Tawakal ee bartamaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka s...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo Xabsiga dhigay Guddoomiyaha Xiriirka Karateega iyo Gabdho uu Tababar siinayay
Khamiis, September 21, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamka Degmooyinka Xamar-weyne iyo Xamar Jajab ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xiriirka Karateega ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Qaraxii lagu dili rabay uu kaga badbaaday iyadoo loo bedelay Gaarigii uu ku tegay Xarunta Baarlamaanka
Arbaco, September 20, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo u waramayay Wargeyska Sharqul-Awsat ayaa shaaca ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay dan-ka-gelis la’aan kula dhaqmeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Arbaco, September 20, 2006(HOL): Aqoonyahanno banaanka ka ah Dowladda Federaalka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa ku eedeeyay Guddoo...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Isniin, September 18, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo galabta shir jaraa’id ku qabtay m...
Warkii oo dhan »
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Isniin, September 18,...
Warkii oo dhan »
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Isniin, September 18, 2006(HOL): Raiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo galabta shir jaraaid ku qabtay magaala...
Warkii oo dhan »