Wararka Maanta
Ciidamada Isbaheysiga La-Dagaalanka Argagixisada Geeska Afrika oo Saldhig ka sameysanaya Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya
Isniin, October 02, 2006(HOL):Ciidamada Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada ee Geeska Afrika ee uu horkacayo Mareykanka ayay warar aynu ka helnay i...
Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabta oo Nairobi ku qabaneysa Shir la isugu keenayo Maxkamdaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka
Isniin, October 02, 2006(HOL): Guddiga Jaamacadda carabta u qaabilsan la socoshada dhaqangelinta heshiiskii ay Dowladda Federaalka iyo Maxkaamdaha Isl...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ka naxsan Maxkamadaha Islaamka ee ku sii fidaya Gobollada Soomaaliya
Isniin, October 02, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Itoobiya Meles Zenawi oo ka hadlay Taleefashinka dalkiisa ayaa sheegay in hadii maxkamada...
Warkii oo dhan »
Col. Barre Hiiraale oo la sheegay in Baydhabo looga diyaarinayo Gurigii uu degi lahaa
Axad, October 01, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo haatan ku sugan Degmada Baard...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in ay Maxkamdaha Islaamka si cadawtooyo ah ula dhaqmi doonaan haddii ay u dhaqaaqaan dhinaca Somaliland
Axad, October 01, 2006(HOL): Madaxweynaha Jamhuuriyadda isku magacawday Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in uu wadaadada Maxaakiimta Isla...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada oo ka shiraya hadalka ka soo yeeray Wakiilka Jaamacadda Carabta u qaabilsan arrimaha Soomaaliya
Axad, October 01, 2006(HOL): Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo, iyadoo looga wada ...
Warkii oo dhan »
Baydhabo oo ku socota in ay noqoto Jaziirad yar oo ay ku hareereysan yihiin Maxkamadaha Islaamiga
Dowladda Federaalka oo laga yaabo in ay isu bedesho mid dibad-joog ah Axad, October 01, 2006(HOL): Waxaa dhawaanahan aad u sii xoogeysanayay sa...
Warkii oo dhan »
Xubno uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraanka oo u amba baxay Magaalada Muqdisho
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Waxaa markii ugu horeysay tan iyo markii dhidibada loo taagay Maxkamada islaamiga Gobolka Hiiraan u amba-baxay dhinac...
Warkii oo dhan »
Barre Hiiraale oo Kismaayo kadib xalay gaaray Degmada Baardheere
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxadda Jubba Col. Barre Aa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo loogu deeqay Gaadiid la sheegay in aaney rasaastu karin
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay maanta Garoonka Diyaaradaha Baydhabo a...
Warkii oo dhan »