Wararka Maanta

Mas’uuliyiinta sare ee Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo wafdi uu kuu jiro Madaxweynihii TNG-da oo u amba baxay Dalka Liibiya

Mas’uuliyiinta sare ee Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo wafdi uu kuu jiro Madaxweynihii TNG-da oo u amba baxay Dalka Liibiya

SEP 08, 2006

Jimco, September 08, 2006(HOL): Waxaa galabta ka amba baxay  Magaalada Muqdisho wafdi dhowr iyo 20 xubnood ka kooban oo isugu jira mas’uuliyiin...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga hoorjeeday Ciidamo Shisheeye oo Dalka Soomaaliya la geeyo oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax looga hoorjeeday Ciidamo Shisheeye oo Dalka Soomaaliya la geeyo oo Muqdisho ka dhacay

SEP 05, 2006

Talaado, September 05, 2006(HOL): Banaanbax aad u ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed, isla markaana ay ka qey...

Warkii oo dhan »
tommorow

tommorow

SEP 04, 2006

news contenn........

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay Soomaaliya ka joogaan Ciidamo wax tababara oo kaliya

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay Soomaaliya ka joogaan Ciidamo wax tababara oo kaliya

SEP 04, 2006

Isniin, September 04, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi ayaa dabayaaqadii todobaadkii hore ka sheegay magaalada Kampala e...

Warkii oo dhan »
Shirka Khartoum oo fikrado kala duwan ay ka bixiyeen waxgarad iyo aqoonyahanno ku dhaqan Gobolka Hiiraan

Shirka Khartoum oo fikrado kala duwan ay ka bixiyeen waxgarad iyo aqoonyahanno ku dhaqan Gobolka Hiiraan

SEP 04, 2006

Isniin, September 04, 2006(HOL): Mar kale ayaa waxaa uu wadda hadal uga bilaawaday Magaalada Khartuum ee Dalka suudaan Mas'uuliyiinta Dowlada Federaal...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo xalay la kulmay Ururka Muslimiinta Kenya iyo kan Ganacsatada Soomaaliyeed

Shiikh Shariif oo xalay la kulmay Ururka Muslimiinta Kenya iyo kan Ganacsatada Soomaaliyeed

SEP 04, 2006

Isniin, September 04, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo tan iyo Sabtidii ku sugan magaalada ...

Warkii oo dhan »
Dhinacyada Wadada hadallada uga socdaan dalka Suudaan ee Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo rajo is-afgarasho muujinaya

Dhinacyada Wadada hadallada uga socdaan dalka Suudaan ee Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo rajo is-afgarasho muujinaya

SEP 04, 2006

Isniin, September 04, 2006(HOL): Waxaa maalintii seddexaad ku kulansan magaalada Khartoum ee dalka Suudaan labo wafdi oo kala metelaya dowladda Federa...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka oo Magaalada Nairobi ku sugan

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka oo Magaalada Nairobi ku sugan

SEP 02, 2006

Guddoomiyaha Guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalk...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo wafdi ka kooban 17 xubnood u dirsaday Shirka Khartoum ee lagu dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka

Maxkamadaha Islaamka oo wafdi ka kooban 17 xubnood u dirsaday Shirka Khartoum ee lagu dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka

SEP 01, 2006

Khamiis, August 31, 2006(HOL): Wafdi kasocda Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa saakay la filayaa in ay u amba baxaan Magaalada Khurtuum ee...

Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed, Aadan Garaaso iyo Shiikh Faarax Macallin oo loogu baaqay in aysan Dagaal ka dul ridin Dadka waayeellada ah, Caruurta, Cuuryaanka, Agoonta, Dadka dhimirka la' iyo kuwa nolol maalmeedk

Khamiis, August 31, 2006(HOL): Qoraalkan talo soo jeedinta ah waxaa HOL soo gaarsiiyay waxgarad Soomaaliyeed oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan, kuwaasi ...

Warkii oo dhan »