Wararka Maanta

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS: “Dowladda Federaalka haddii ay tahay mid Soomaaliyeed Muqdisho ka timaado, haddiise ay tahay mid Itoobiyaan ah ha tagto Itoobiya”

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS: “Dowladda Federaalka haddii ay tahay mid Soomaaliyeed Muqdisho ka timaado, haddiise ay tahay mid Itoobiyaan ah ha tagto Itoobiya”

OCT 25, 2006

Arbaco, October 25, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Dowladda ...

Warkii oo dhan »
Maamul cusub oo loo sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe kadib markii uu is-khilaafay maamulkii hore

Maamul cusub oo loo sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe kadib markii uu is-khilaafay maamulkii hore

OCT 24, 2006

Talaado, October 24, 2006(HOL): Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ah Gobolkii labaad oo ay gacanta ku dhigeen Maxkmadaha Islaamka markii ay Muqdisho la ware...

Warkii oo dhan »
Hay'ada Gargaarka Afrika oo lacago Zakaatul Fitri ah u qeybisay boqolaal qoys oo ku nool Muqdisho

Hay'ada Gargaarka Afrika oo lacago Zakaatul Fitri ah u qeybisay boqolaal qoys oo ku nool Muqdisho

OCT 24, 2006

Talaado, October 24, 2006(HOL): Boqolaal Qoys ayaa Salaadda Ciida ka hor Muqdisho loo qeybiyey lacago loogu talo galay Zakaatul fitriga oo ay ku deeqd...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo booqday Degmada Buur-Hakaba

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo booqday Degmada Buur-Hakaba

OCT 24, 2006

Talaado, October 24, 2006(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ayaa shalay gelinkii dambe waxay booqasho ku tageen degmada Buur-hakaba ...

Warkii oo dhan »
Sidee looga ciiday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraaan?

Sidee looga ciiday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraaan?

OCT 23, 2006

Isniin, October 23, 2006(HOL): Gobalka Hiiraan oo inta badan la arki jiray marka la gaaro bilaha ciida in laysku khilaafo, ayaa sanadkan waxaad moodda...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo si rasmi ah xariga uga jaray Radiyo Muqdisho oo lagu wareejiyay

Maxkamadaha Islaamka oo si rasmi ah xariga uga jaray Radiyo Muqdisho oo lagu wareejiyay

OCT 23, 2006

Isniin, October 23, 2006(HOL): Waxaa maanta lagu qabtay Xaruntii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliyeed Xaflad lagu furayay Radio Mogadishu oo tan iyo wi...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta si aan khilaaf lahayn looga ciiday

Muqdisho oo maanta si aan khilaaf lahayn looga ciiday

OCT 23, 2006

Isniin, October 23, 2006(HOL): Waxaa maanta markii ugu horeysay si khilaaf la’aan ah looga ciiday Magaalada Muqdisho oo xiliyadii hore ay dhici jirt...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Jowhar u jooga xalinta khilaaf soo kala dhexgalay Maamul halkaas ka jira

Shiikh Shariif oo Jowhar u jooga xalinta khilaaf soo kala dhexgalay Maamul halkaas ka jira

OCT 22, 2006

Axad, October 22, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo magaalada Jowhar ...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Buur-Hakaba oo degan kadib dagaalkii shalay

Xaaladda Degmada Buur-Hakaba oo degan kadib dagaalkii shalay

OCT 22, 2006

Axad, October 22, 2006(HOL): Xaaladda Magaalada Buur-Hakaba ee gobolka Bay ayaa degan kadib markii uu halkaas shalay dagaal ku dhexmaray Ciidamo ka am...

Warkii oo dhan »
Ciidamo u kala daacad ah Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka oo Bu'aale ku dagaalamay

Ciidamo u kala daacad ah Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka oo Bu'aale ku dagaalamay

OCT 22, 2006

Axad, October 22, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Bu'aale ee gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dagaalameen Ciidamo u ka...

Warkii oo dhan »