Wararka Maanta

Maxkamadaha Islaamka oo ugu baaqay Ururrada Bulshada Rayidka in ay is-diiwaangeliyaan

Maxkamadaha Islaamka oo ugu baaqay Ururrada Bulshada Rayidka in ay is-diiwaangeliyaan

OCT 30, 2006

Isniin, October 30, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ee xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho ayaa waxay ugu baaqeen ururrada Bulshada Rayid...

Warkii oo dhan »
Wariyayaal maalintii 7aad Baydhabo ugu xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wariyayaal maalintii 7aad Baydhabo ugu xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya

OCT 30, 2006

Isniin, October 30, 2006(HOL): Wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh iyo Maxamed Caddaawe Aadan oo u kala shaqeynayay Idaacadaha Horn Afrik iyo Shabeelle oo...

Warkii oo dhan »
Shirka Khartoum oo furmaya iyadoo dhinacyada ka qeybgalaya ay shuruudo isku xirayaan

Shirka Khartoum oo furmaya iyadoo dhinacyada ka qeybgalaya ay shuruudo isku xirayaan

OCT 30, 2006

Isniin, October 30, 2006(HOL): Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30-ka Oktoobar 2006 waxaa magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ku ballansan wufu...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Muqdisho oo kulamo ka leh sidii ay hubkooda ugu wareejin lahaayeen Maxkamadaha Islaamka

Ganacsatada Muqdisho oo kulamo ka leh sidii ay hubkooda ugu wareejin lahaayeen Maxkamadaha Islaamka

OCT 29, 2006

Axad, October 29, 2006(HOL): Mas’uuliyiinta Golaha maxkamadaha Islaamiga ayaa doonaya in ay soo wareejiyaan hubka ay gacanta ku hayaan ganacsatada k...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsanaa Isbaheysigii Dooxada Jubba oo Maxkamadaha Islaamka isu dhiibay

Ciidamo ka tirsanaa Isbaheysigii Dooxada Jubba oo Maxkamadaha Islaamka isu dhiibay

OCT 29, 2006

Axad, October 29, 2006(HOL): Cabaas Ibraahim Gurey Taliyihii hore Ammaanka ee maamulkii Dooxada Jubba iyo Ciidamdiisii Beerxaani oo muddo ku sugnaa de...

Warkii oo dhan »
Khartoum ma Jihaad-joojin ayaa loo tegayaa mise in jagooyin Siyaasadeed lagu soo qeybsado?

Khartoum ma Jihaad-joojin ayaa loo tegayaa mise in jagooyin Siyaasadeed lagu soo qeybsado?

OCT 29, 2006

Axad, October 29, 2006(HOL): Labada dhinac ee ay beesha Caalamku ka dhex baadi-goobayaan xalka arrimaha Soomaaliya ayaa berito u ballansan wada hadall...

Warkii oo dhan »
Madax Afrikaan ah oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geedi ka codsaday in ay isaga baxaan Magaalada Baydhabo

Madax Afrikaan ah oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geedi ka codsaday in ay isaga baxaan Magaalada Baydhabo

OCT 29, 2006

Axad, October 29, 2006(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madax Afrikaan ah oo uu ku jiro Madaxweynaha Dalka Kenya Mr....

Warkii oo dhan »
PROF. IBRAAHIM XASAN: “Dowlad ay Itoobiya si macmal ah nafta ugu celineyso ayaa jirta ee ma jirto Dowlad Federaal ah iyo deegaan ay ka taliso toona”

PROF. IBRAAHIM XASAN: “Dowlad ay Itoobiya si macmal ah nafta ugu celineyso ayaa jirta ee ma jirto Dowlad Federaal ah iyo deegaan ay ka taliso toona”

OCT 29, 2006

Axad, October 29, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow, ahna madaxa ergada Maxkamadaha Islaamiga ee ...

Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE GEEDI: “Ma jirto cid ay weerari karaan, afka ayayna ku dagaalamaan, hayeeshee haddii ay nabad doonayaan waxaan leenahay ha tageen shirka Khartoum”

RA’IISAL WASAARE GEEDI: “Ma jirto cid ay weerari karaan, afka ayayna ku dagaalamaan, hayeeshee haddii ay nabad doonayaan waxaan leenahay ha tageen shirka Khartoum”

OCT 28, 2006

Sabti, October 28, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ku eedeeyay Maxkamadaha Islaamiga in ay wadaan ...

Warkii oo dhan »
Roobab khasaaro geystay oo ka da’ay Tuulooyin ka tirsan Shabeelaha Hoose

Roobab khasaaro geystay oo ka da’ay Tuulooyin ka tirsan Shabeelaha Hoose

OCT 28, 2006

Sabti, October 28, 2006(HOL): Dhowaan roobabkii ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose ayaa khasaaro u geeystay dalaggii beeraha, iyadoo si...

Warkii oo dhan »