Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka oo joojiyay Masaafadii Dhalinyarada u aadi jireen Daafeed
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamka Wanla weyn oo hoos tagta Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa mamnuucday masaafadii ay dhalinyar...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan Gobollada Jubbooyinka oo ka hadlay dilkii maxaabiis dhaawac ah loogu geystay Degmada Bu’aale
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Guddoomiyaha Maxakamdaha Islaamka u qaabilsan Gobollada Jubbooyinka Axmed Shiikh Maxamed Islaan ayaa ka hadlay falkii ...
Warkii oo dhan »
Maamul goboleedka Puntland oo sheegay in uu tallaabo ka qaadayo Maxkamad Islaami ah oo looga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Maamul goboleedka Puntland ayaa ku goodiyay in uu tallaabo ka qaadi doono dadkii ka dambeeyay abaabulka Maxkamadaha Is...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Muqdisho ku laabanayaan haddii la qaadan waayo shuruudaha ay furitaanka shirka ku xireen
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in uusan rajo wanaagsaneyn shirkii ay Dowla...
Warkii oo dhan »
Kooxda Xaawo Taako oo ku guuleysatayTartanka Kubadda Cagta Ramadaanka ee Gobolka Hiiraan
Talaado, October 31, 2006(HOL): Gudoomiyaha Guddiga Olombikada Gobolka Hiiraan Cumar Aadan Deeqow (Baadiyow) ayaa ku soo Gebagabeeyay Garo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo ka digtay in dalka Soomaaliya uu noqdo goob ay ku dagaalamaan Dalal cadaawad isu qaba
Talaado, October 31, 2006(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in dalka Soomaaliya uu noqdo goob ay ku dagaalamaan wadamada la deriska ah ee...
Warkii oo dhan »
Shirka Khartoum oo qarka u saaran in uu u burburo Dowladaha Kenya iyo Itoobiya dartood
Talaado, October 31, 2006(HOL): Wejiga seddexaad ee wada hadallada u dhaxeeya Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka ayaa lagu waday in ay...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee Jubbooyinka oo Isbitaal ku dhex dilay Maxaabiis ay dhaawac ahaan uga qabsadeen Col. Barre Hiiraale
Talaado, October 31, 2006(HOL): Sida ay ku soo warameyso Wariyaheena Magaalada Kismaayo Sahra Cabdi Axmed waxaa ka dhacay Isbitaalka Degmada Bu’aale...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku sugnaa xadka uu Gobolka Hiiraan la wadaago Itoobiya ay dib ugu laabteen
Isniin, October 30, 2006(HOL): Inkastoo wali uu jiro dhaq-dhaqaaqii ciidan ee ka taaganaa qeybo ka mid ah Xadka Gobalku la wadaago Dowlada Itoobiya ay...
Warkii oo dhan »
Roobab ka da’ay gobollada Banaadir iyo Shabeelooyinka oo khasaare geystay
Isniin, October 30, 2006(HOL): Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay roobab maalmihii tegay ka da’ayay gobollada Banaadir iyo Shabeelooyinka, hab...
Warkii oo dhan »