Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Sacuudiga u dhoofay
Sabti, March 24, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka dh...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ku tilmaamay Dagaalka ka dhacaya Magaalada Muqdisho mid xaaraan ah
Sabti, March 24, 2007(HOL): Iyadoo wali ay halkoodii ka socdaan dagaalada ka dhax aloosan ciidamada dowlada federaalka oo ay caawinayaan xoogag ...
Warkii oo dhan »
11 Ruux oo ku geeriyooday Diyaarad ku dhacday Duleedka Muqdisho
Sabti, March 24, 2007(HOL): 11 ruux oo saarnaa diyaarad xamuul ah oo qalab dayactir ah u geysay diyarad ku ciladeysneyd Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo taageeraya Shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku baaqday
Sabti, March 24, 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso oo ay taageeryeso shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ay ku ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo maanta degan
Sabti, March 24, 2007(HOL): Xaaladda Magaalada Muqdisho oo maalmihii aynu soo dhaafnay ay dagaallo ka dhacayeen ayaa saaka degan, wax rasaas iyo...
Warkii oo dhan »
PROF. DALXA: "Soomaaliya waxay la mid noqotay Gabar qurux badan oo meel isgoys taagan, nin kastana uu damcayo"
Jimco, March 23, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay dhibaatooyinka iyo daga...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo
Jimco, March 23, 2007(HOL): Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay qarax sababay dhimashada hal ruux iy...
Warkii oo dhan »
Odayaal ka tirsan Beesha Hawiye oo sheegay in ay heshiis Xabad-joojin ah la galeen Saraakiil Itoobiyaan ah
Jimco, March 23, 2007(HOL): Odayaal ka tirsan beesha Hawiye oo shalay gelinkii dambe kulan la qaatay Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa waxay sheegeen...
Warkii oo dhan »
Dagaal maalintii seddexaad maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Jimco, March 23, 2007(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta maalintii seddexaad waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdi...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo goor dhaweyd dib uga soo cusboonaaday Magaalada Muqdisho
Khamiis, March 22, 2007(HOL): Dagaal aad u xooggan oo madaafiicda noocyadooda kala duwan la isugu adeegsanayo ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka qarxay xaa...
Warkii oo dhan »