Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare Geedi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho laga sugayo
Talaado, March 20, 2007(HOL): Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in ay garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay ka soo degaan Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in ay degayaan Isgoysyada Magaalada Muqdisho
Talaado, March 20, 2007(HOL): Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay dhawaan la wareegi doo...
Warkii oo dhan »
Madaafiicdii ugu badneyd oo Xalay Muqdisho la isku weydaarsaday
Talaado, March 20, 2007(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Muqdisho ka bilowdeen madaafiicda ay is-weydaarsadaan Ciidamada dowladda Federaalka...
Warkii oo dhan »
Diyaarado joog hoose ku socda oo Helicopters ah oo maanta Muqdisho lagu arkay
Isniin, March 19, 2007(HOL): Diyaaradahan oo loo qaatay in ay ka soo dul kaceen Markab Xeebta Muqdisho yaala ayaa waxay maanta dul hee-haabayeen Magaa...
Warkii oo dhan »
Raashin Mucaawino ah oo ay WFP u qaadi lahayd Soomaaliya oo u xayiran Markab looga heysto Xeebaha Puntland
Isniin, March 19, 2007(HOL): Raashin mucaawino ah oo gaaraya ilaa 2,423 metric tonnes oo ay Hay’adda Cuntada Adduunka WFP ay u qaadi lahayd Soomaali...
Warkii oo dhan »
Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho oo muddo bil ah la dhigay 1000 qofood oo la il-daran Shuban Biyood
Isniin, March 19, 2007(HOL): Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay dabayaaqadii bi...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo Howlgallo ka bilaabay Xaafadaha Degmooyinka Magaalada Muqdisho Qaarkood
Isniin, March 19, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ammaanka ku sugayaan waxay ka bilaabeen qaar ka mid ah xaafada...
Warkii oo dhan »
Markab Gaadiid iyo Qalab Ciidan u sida Ciidamada Uganda oo saakay la filayo in uu ku soo xirto Dekedda Weyn ee Muqdisho
Isniin, March 19, 2007(HOL): Markab Gaadiid iyo Qalab Ciidan u sida Ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa saakay lagu wadaa in uu ku so...
Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya ee Midowga Afrika iyo Itoobiya oo ugu baaqay Soomaalida Dibadaha ku maqan in ay ka qeyb-qaataan dib u dhiska Dalkooda
Isniin, March 19, 2007(HOL): Safiirka Soomaaliya uga wakiilka ah Midowga Afrika iyo Itoobiya C/kariin Faarax Laqanyo ayaa sheegay in Dalkiisa burburay...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maalinta berri ah safar ku tegaya Magaalada Muqdisho
Axad, March 18, 2007(HOL): Gudoomiyaha baaralmaanka federaalka Soomaaliya Shiikh Aadan Max'ed Nuur (Shiikh Madoobe) oo caawa xafiiskiisa Magaalada Bay...
Warkii oo dhan »