Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhintay Dagaalkii Maanta Muqdisho ka dhacay

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhintay Dagaalkii Maanta Muqdisho ka dhacay

MAR 29, 2007

Khamiis, March 29, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka qeybgalay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in ay dagaalka ku...

Warkii oo dhan »
Diyaarado Helicopters ah oo duqeeyay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

Diyaarado Helicopters ah oo duqeeyay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

MAR 29, 2007

Khamiis, March 29, 2007(HOL): Diyaarado Helicopters ah oo joog hoose ku socda ayaa duqeeyay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo duqeyntaasna ...

Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho

MAR 29, 2007

Khamiis, March 29, 2007(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Magaalada Muqdisho ku dhexmaraya Ciidamada Dowladda Itoobiya oo adeegsanaya ...

Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo uu ka dhaqan-galay Bandow lagu soo rogay xiliga habeenkii

Magaalada Beledweyne oo uu ka dhaqan-galay Bandow lagu soo rogay xiliga habeenkii

MAR 29, 2007

Khamiis, March 29, 2007(HOL): Magaalada B/weyn ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan ayaa waxaa si Rasmi ah uga dhaqangalay Bandow lagu soo rogay Xiliga&nbs...

Warkii oo dhan »
Ciidamo iyo Taangiyo Itoobiyaan ah oo saakay la wareegay gacan ku heynta xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

Ciidamo iyo Taangiyo Itoobiyaan ah oo saakay la wareegay gacan ku heynta xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

MAR 29, 2007

Khamiis, March 29, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Taangiyo ayaa saakay waaberigii waxay ku yaaceen xaafado dhowr ah oo ka tirsan maga...

Warkii oo dhan »
Seddex Nin oo uu ku jiray C/naasir Seerjito oo Muqdisho lagu dilay

Seddex Nin oo uu ku jiray C/naasir Seerjito oo Muqdisho lagu dilay

MAR 28, 2007

Arbaco, March 28, 2007(HOL): Seddex nin oo uu ku jiray C/naasir Axmed Aadan Seerjito ayaa maanta lagu dilay xaafadda Taleex ee magaalada Muqdisho, iya...

Warkii oo dhan »
C/llaahi Yuusuf oo kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir

C/llaahi Yuusuf oo kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir

MAR 28, 2007

Arbaco, March 28, 2007(HOL):  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay Xarunta Villa Soma...

Warkii oo dhan »
Burundi oo sheegtay in Ciidamadeeda ay diyaar u yihiin in ay ku biiraan Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan

Burundi oo sheegtay in Ciidamadeeda ay diyaar u yihiin in ay ku biiraan Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan

MAR 28, 2007

Arbaco, March 28, 2007(HOL):  Dowladda Burundi ayaa shaaca ka qaaday in ay  ciidamadeedu diyaar u yihiin in ay  ku biiraan ciidamada Mi...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo sii haye cusub loo magacaabay

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo sii haye cusub loo magacaabay

MAR 28, 2007

Arbaco, March 28, 2007(HOL): Safaaradda ay Dowladda Soomaaliya ku leedahay Dalka Kenya aya sii haye cusub loo magacaabay, iyadoo sii hayihii hore ee M...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka cabanaya canshuur ay ku soo rogtay Dowladda Federaalka

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka cabanaya canshuur ay ku soo rogtay Dowladda Federaalka

MAR 28, 2007

Arbaco, March 28, 2007(HOL): Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa si weyn uga soo horjeestay canshuur ay dowladda Federaalka ku soo rogtay badeecooyinka ...

Warkii oo dhan »