Wararka Maanta
Maxkamadda gobolka Banaadir oo la hor geeyay nin lagu eedeeyay inuu ilmo yar god ku aasay
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyay dacwada eedeysane...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo munaasabad muhiim aheyd kaga qeyb galay magaalada Muqdisho
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho u...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo hadal ka jeediyay Shirka Maalgashiga ee Imaaraatka iyo Afrika
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo hadal ka jeediyay Shirka Maalgashiga ee ...
Warkii oo dhan »Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Ciidamo Dheeraad ah u Diray Jiidaha Hore si ay u Xoojiyaan Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa ku dhawaaqay in ciidamo cus...
Warkii oo dhan »Muhaajiriin Soomaali ah oo naftooda Ku waayay Badda u dhaxaysa Faransiiska iyo Ingiriiska
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Muhaajiriin tiro badan ayaa weli ku sii jeeda Ingiriiska iyagoo adeegsanaya doonyo yar yar, xilli saddex qof...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xiray nin Soomaali ah oo doonayay inuu usoo safro Soomaaliya si uu ugu biiro Daacishta
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa xirtay nin Soomaali ah oo ay xeer ilaalinta Minnesota ku eedeeysay inuu doonayay in...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo xabsiyo ku yaala dalka Congo kasoo deeysay Muwaadiniin Soomaaliyeed
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku guuleystay inuu...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in La Dardar-Geliyo Maqaamka Muqdisho iyo Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa jeediyay baaq...
Warkii oo dhan »Ciidanka Booliiska oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinya...
Warkii oo dhan »Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo Bilaawday Sahanka Dhaqaalaha Ganacsiga ee 2025
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabidda sahanka sannadlaha ah ee dhaqaala...
Warkii oo dhan »