Wararka Maanta
Trump oo su’aal ka keenay hawlgallada Mareykanka ee Kenya iyo Soomaaliya
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa su’aal galiyay hawlgallada milatari ee joogtada ah ee ciidamada difa...
Warkii oo dhan »Golaha Shacabka oo Ansixiyay Heshiiska Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Heshiiska Afrika ee Xuquuqda ...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daahfuray Mashruuc koronto-gelin oo Lagu Horumarinayo 150 Xarumo Caafimaad oo Dalka oo Dhan ah
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray mas...
Warkii oo dhan »Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Hakisay Qeyb ka Mid ah Shaqooyinkii ay qaban jirtay
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday hakinta qayb ka mid ah howlgalkeeda caadiga ah, kadib mar...
Warkii oo dhan »Masuul ka tirsanaa maamulka degmada Garbahaarrey oo lagu dilay magaaladaas
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay gudaha magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo guddoom...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo qaaday howlgallo ku wajahan Soomaalida ku nool Minnesota iyo St. Paul
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul ee gobolka Minnesota, halkaas oo ay ku nool yihiin in ka ...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo Ballanqaadday Ciidamo Dheeraad ah si ay u Taageerto Xasilloonida Soomaaliya
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa markale muujisay sida ay uga go’an tahay taageeridda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo la hor geeyay nin lagu eedeeyay inuu ilmo yar god ku aasay
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyay dacwada eedeysane...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo munaasabad muhiim aheyd kaga qeyb galay magaalada Muqdisho
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho u...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo hadal ka jeediyay Shirka Maalgashiga ee Imaaraatka iyo Afrika
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo hadal ka jeediyay Shirka Maalgashiga ee ...
Warkii oo dhan »