Wararka Maanta
Taliye Macalim Mahdi oo digniin u diray ciidanka hubkoodi muqaalada la iskaga duubo
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin oo loo yaqaan "Macalim Mahdi", ayaa digniin culus u diray...
Warkii oo dhan »Kenya oo dammiin lacageed kusii deysay labo dhalinyaro Soomaali oo lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen calanka dalkaas
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soo...
Warkii oo dhan »Qatar oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay Gacan ka Geystaan Taageerada Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa markale muujisay sida ay uga go'an tahay inay sii waddo taageerada farsamo ee lagu xoojinayo ...
Warkii oo dhan »Magaalada Saylac oo qalalaase ka dhashay munaasibad la doonayay in lagu maamuuso Xeer Ciise
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Qalalaase saacado socday ayaa saaka ka dhacay magaalada Saylac ee Somaliland, kadib markii qaybo ka mid ah dadk...
Warkii oo dhan »Puntland, Jubbaland iyo Madasha samabixinta oo isku raacay in si dhaqso ah shir la isugu yimaado
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay magacaabista Maxamed Maxamuu...
Warkii oo dhan »Puntland oo soo dhoweysay in madaxweyne Xasan Sheikh uu dib ugu soo laabto dariiqa wada hadalka
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu dambayn uu “soo taabtay gidaarka,” kaddib mu...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo uga digtay Mucaaradka iney tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xubnaha siyaas...
Warkii oo dhan »Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »Fadeexad siyaasadeed oo hareeysay Sweden kadib markii la ogaaday lacago si musuq ah loosiiyay Dowladda Soomaaliya
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa mas'uuliyinteedi ugu baaqday kulan degdeg ah, kadib markii ay soo baxeen w...
Warkii oo dhan »