Wararka Maanta
Caalimkii weyna Sheekh Cismaan Xidig oo geeriyooday iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allah u naxariistee Caalimkii weyna Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sh...
Warkii oo dhan »Dagaal lagu dilay 10 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal galinkii dambe ee Shalay ku dhexmaray tuulooyin hoostaga deegaanka Mu...
Warkii oo dhan »Erdogan oo baarlamaanka dalkiisa u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in ciidamada Turkiga loo diro Soomaaliya
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa horgeeyay Baarlamaanka Turkiga mooshin uu ku dalbanayo in la ogolaado in c...
Warkii oo dhan »Golaha wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay shidaal la sheegay inuu ku socday Alshabaab
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Galgaduud ku qabtay dhowr jirgaan oo ay ku jiraan shidaal iyo agabyo ...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku dhawaaqday in ay dhaqan gashay xabbad Joojintii laga sameeyay degmada Luuq
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku dhawaaqay in ay xabbad joojin ka dhaqan ...
Warkii oo dhan »Galmudug oo soo dhoweeysay in maxkamad lasoo taago dadkii hubka sharci darrada ah soo galiyay deegaanadeeda
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa soo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Guddiga Amniga Qaranka ee la xiriiray hubka sharci ...
Warkii oo dhan »Turkiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan sahminta saliidda iyo gaaska
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iy...
Warkii oo dhan »Guddiga Amniga Qaranka oo amray in maxkamad lasoo taago dadkii hubka sharci darrada ah dalka soo galiyay
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Kulan ay yeesheen guddiga amniga qaranka oo uu shir gudoominayay madaxweynahaa dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh ...
Warkii oo dhan »Madaxda Degaannada Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis rasmi ah gaaray
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Madaxwaynayaasha Degaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in lasoo afjaray isla markaan...
Warkii oo dhan »