Wararka Maanta
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Baledweyne
Arbaco, Luulyo, 17, 2024 (HOL) - Inta la xaqiijiyay laba ruux oo kala ah Askari ka tirsan ciidanka dowladda iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay qa...
Warkii oo dhan »Taliska ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaano dhawaan laga xureeyay Al-shabaab
Arbaco, Luulyo, 17, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeer ku tagay deegaano ku ya...
Warkii oo dhan »Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq in loo waday Shabaab iyo iska horkeenidda bulshada
Arbaco, Luulyo, 17, 2024 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda C...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ku baaqday in dibu-qiimayn lagu sameeyo go'aankii cunaqabataynta hubka looga qaaday Soomaaliya
Arbaco, Luulyo, 17, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa walaac ka muujisay hubka gacanta u galay maleeshiiyo beeleedka degmada Caabudwaaq ee Soomaaliya, waxa...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta xukuno dil iyo xabsi ah ku riday sadax Askari
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday sadax askari oo...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidamadeeda laga furtay hub sharci darro ah oo gacanta kusoo dhigeen
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay maanta ka hadashay hub sharci darro oo gacanta u galay ciidamo m...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Maxamed Abiib oo dacwad maamuus ka xayuubin ah laga gudbiyay
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa Golaha Wakiilada usoo jeediysay in maamuuska laga xayuubiyo Xildhibaan Maxamed ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo si adag uga jawaabtay dhaliilo la xariira iney ku fashilantay dagaalka Al-shabaab
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa ...
Warkii oo dhan »Puntland: Hubka lagu qabtay Shiilo Madow waa naiitjada qaadista cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee lagu degdagay
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay hubkii shalay lagu qabtay degaanka Shiilo Madow ee gobolka Galgaduud uu khatar ...
Warkii oo dhan »Rag ka tirsanaa Al-shabaab oo goordhaw lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Kismaayo
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay xukuno dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka ti...
Warkii oo dhan »