Wararka Maanta
Wasiir Cali Mareexaan: Waxa soo socda war wanaagsan oo cadawgu ka nixi doono
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa shacabka ugu bishaaraysay in ay dhawaan maqli doonaan war ay ku farxaan, cadawguna uu k...
Warkii oo dhan »Gaari ay wateen xubno ka tirsan Al-shabaab oo miino kula qaraxday Jubbada Hoose
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku dhinteen qarax...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan gobolka Baay
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta kooxda Al-shabaab kala waree...
Warkii oo dhan »Askartii ku geeriyootay weerarkii Xabsiga Dhexe ee Xamar oo Taalo loo dhisay
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Waxaa maanta laga hirgaliyay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar Taalo loo dhisay askartii ku geeriyootay weerarkii dha...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Turkiga dib ugu celisay raashin Bur ah oo dhacay oo dekedda lagu qabtay
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Shixnad Bur ah oo dhacday oo bishii Maarso 2024 uu Xafiiska Tayodhowrku ku qabtay Dekedda magaalada Muqdisho, ayaa dib ...
Warkii oo dhan »Turkiga oo Fiisaha u diiday Shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliyeed ee wata Baasaboorka Adeegga
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in aysan sii deyn doonin Viisadaha dal-ku-galka shaqaalaha rayidka ah ee d...
Warkii oo dhan »Soomaalida sharci la'aanta ku jooga Maraykanka oo loo kordhiyay muddada ay dalkaas sii joogaan
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Maraykanka ayaa 18 bilood u kordhiyay Soomaalida sharci la’aanta ku jooga dalkaas, laga bilaabo Sebtember 18, 2...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ku baaqay in madaxweyne Xasan Sheekh uu is casilo
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaami...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Ciid : Mas'uul katirsan dowladda ayaa iigu hanjabay inuu madaxa iga tooganayo
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macallin Ciid oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in dil ...
Warkii oo dhan »ATMIS oo bilowday baaritaan ku saabsan fal dil ah oo ciidamadooda ay ka geysteen Buulo Mareer
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shaaca ka qaaday inuu bilaabay baaritaan ku saabsan fal dil ...
Warkii oo dhan »