Wararka Maanta
Somaliland oo uga digtay Turkiga in ciidamadiisa baddu ay usoo gudbaad xeebaheeda
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in anay ogolaandoonin in Ciidamada Badda Turkiga ee la rajaynayo in ay yimaadaan xeeba...
Warkii oo dhan »Hirshabeelle oo ka hadashay ciidamada Itoobiyaan ah oo soo buux dhaafiyay gobolka Hiiraan
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle, Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore, ayaa ka hadlay walaaca la xiriira Cii...
Warkii oo dhan »Garowe: Natiijada horudhaca ah ee doorashada golayaasha deegaanka gobolka Nugaal oo la shaaciyay
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta waxay ku dhawaaqeen natiijada horudhaca ah ee doorashooyinkii golay...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka degmada Xudur
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal aroornimadii hore ee saakay ku dhexmaray duuleedka degmada Xudur ee ...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Laba horjooge oo waqti dheer ka tirsana kooxda Al-shabaab ayaa Shalay galinkii dambe isku soo dhiibay gac...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo adkaynaya Viisaha dal ku gal ee la siiyo muwaadiniinta Soomaalida
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay in la adkeeyo tillaabooyinka dal ku galka ee lasiiyo muwaadiniinta Soomaalida...
Warkii oo dhan »Dowladda Itoobiya oo ka hadashay hubkii lagu qabtay Caabudwaaq
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa markii u horreysay ka hadashay Hub dhawaan lagaliyay Soomaaliya, kaas oo laga galiyay dh...
Warkii oo dhan »Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta ka dhacday Dhuusamareeb
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ka dhacday doorashada kursi ka mid ah kura...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ku eedaysay dowlada Soomaaliya in ay ku fogaantahay duminta nabadeeda
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in is-fahanka Somaliland iyo Itoobiya uu muhiim u yahay iskaashiga iyo horu...
Warkii oo dhan »Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalintii labaad kasoo gudbaya xadka Itoobiya la wadaagto gobolka Hiiraan
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa maalintii labaad kasoo gudbay xadka ay wadagaan gobolka Hiiraan iyo...
Warkii oo dhan »