Wararka Maanta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Codsi u Diray Bulshada
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa bulshada ka codsaday in ay xisbigiisa u codeeyaan, isaga oo she...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Jarmalka uga qeyb galay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Frankfurt ee dalka Jar...
Warkii oo dhan »Ciidamada Kenya oo burburiyay xeryo Alshabaab ay ka abaabulayeen weeeraro
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday labo ka mid ah Xeryaha Cooshadaha ka sameysan ee Al-Shabaab ee kuyaalla ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambaleeyay madaxweynaha ku guuleysta...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee Qaranka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Kooramka fadhiga Xildhibaanada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku furmay 141 Mudane kuwaasi oo xaadiray Golah...
Warkii oo dhan »Donald Trump oo ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimo ee Mareykanka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee ka dhacday d...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib...
Warkii oo dhan »Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse oo is casilay
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cab...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Soomaaliya ka cafiyay lacag ka badan hal bilyan oo dollar oo dayn ah
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafiyay 1.14 bilyan oo dollar oo deyn ah, kaddib heshiis laba geesood ah oo ay ...
Warkii oo dhan »Netanyahu oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkiisii Difaaca Yoav Galant
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Difaaca Israel Yoav G...
Warkii oo dhan »