Wararka Maanta
Madaxweynaha Eritrea oo sheegay in heshiiskii uu dalkiisa la saxiixday Soomaaliya iyo Masar uusan duulaan ku ahayn Itoobiya
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Wareysi uu siiyay warbaahinta gudaha ee dalkiisa, waxa uu ku fa...
Warkii oo dhan »Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Qaadacday Xog uu Isbigaalka Guud ee Hargaysa kaga Hadlay cudurka AIDS-ka
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa beenisay xog uu soo saaray Isbitaalka Guud ee Hargaysa, oo sheegaysay in t...
Warkii oo dhan »Dowladda Masar oo baareysa 6 Qof oo Soomaali ah oo ku Geeriyootay dalka Masar
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa 6 Ruux oo isku Qoys ah oo ku Geeriyooday dalka Masar kadib markii ay ku qabintimee...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo beenisay in ciidamadii Saakay iska dhiibay Raas kambooni iney ka mid ahayeen ciidamadeeda
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay ineysan jirin ciidan kasoo goostay Jubbaland oo i...
Warkii oo dhan »Puntland: Dad la nool HIV oo joojiyay qaadashada daawada kaddib markii ay saamayn ku yeelatay faquuqa
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Ha’yadda Puntland ee La-dagaallanka AIDS-ka (PAC) ayaa soo bandhigtay xog muujineysa in guud ahaan 646 qof ay ...
Warkii oo dhan »Tirada ciidanka Jubbaland ee ku biiraya kuwa dowladda Fedaraalka oo sii kordhaysa
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Waxaa maanta markale ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Raas kambooni ee gobolka...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo dhex dhexaadin doona khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Kenya, ayaa sheegay isaga iyo Madaxweynaha Uganda inay ka wada shaqaynayaan sidii loo xalin lahaa k...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysanaysa in lahadalka Itoobiya ku xiran yahay inay ka baxdo heshiiskii Somaliland
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa ku celiyay mowqifka dowladda ee damaca Itoobiya e...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin " Mucaaradka hal baa seegtay, Walise Daba qabasheey leeyihiin"
Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabad sugida Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin ayaa ka dhawaajiyay qodobo uu ku dura...
Warkii oo dhan »Hargaysa oo Yeelatay Suuq Casri ah Kadib Gubashadii Suuqii Waaheen
Sabti, November, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta xadhiga ka jaray suuqa Waaheen ee magaalada Hargaysa...
Warkii oo dhan »