Wararka Maanta
Madaxii Maaliyadda Kooxda Al shabaab ee Degmada Buur Hakaba oo lagu qabtay
Arbaco, December, 4, 2024 (HOL) - Howlgal Qorshaysan oo laga fuliyey Deeganka Buur-Helede oo Hoostagta Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland oo Taageeray Isfahanka Somaliland iyo Itoobiya
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay hoggaaminta Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 30 xubnood oo kooxda Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Dhexe
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay hay'adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu faahfaah...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Waxaan amaanaya ciidamada Jubbaland ee ilaaliyay inuu dhiig daato, lana midoobay walaalahooda Federaalka"
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn u boggaadiyay ciidamada ka t...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan Tahriibayaashii ay doomaha kula degeen Madagascar
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad oo shir jaraa'id ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya iyo Taliska AFRICOM
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Da...
Warkii oo dhan »Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaaab oo Turkiga ku Geeriyooday
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Senator Maxamed Cali Yuusuf oo loo yaqaan Gaagaaab oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, aya...
Warkii oo dhan »Falanqeeyayaasha amniga oo ka digaya caqabado ay ciidamada Puntland kala kulmi karaan la dagaalanka Daacish
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Khubarada amniga ayaa walaac xooggan ka muujiyey awoodda ay Ciiddanka Puntland u leeyihiin inay ka hortagaan ...
Warkii oo dhan »Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Daaru Salaam oo la dhawaacay
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Koox hubeysan ayaa weerar xooggan ku qaaday xarun jir dhis oo ku taala Degmada Heliwaa, waxaana weerarkaas la...
Warkii oo dhan »Heshiis xabad joojoojin oo la kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dal...
Warkii oo dhan »