Wararka Maanta

Ciidanka Dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ...

Warkii oo dhan »
Fanaanadda Caanka aheyd ee Luul Jeylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Fanaanadda Caanka aheyd ee Luul Jeylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay Allah u naxariistee Fa...

Warkii oo dhan »
Daacish oo weerar Ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ku qaadday ciidamada Puntland ee Dharjaale

Daacish oo weerar Ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ku qaadday ciidamada Puntland ee Dharjaale

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari ayaa subaxnimadii hore ee saakay waxaa ka dhacay weerar culus oo ay kooxd...

Warkii oo dhan »
Burundi oo Soomaaliya ku eedaysay inay ku sameysay khiyaano iyo abaal la’aan

Burundi oo Soomaaliya ku eedaysay inay ku sameysay khiyaano iyo abaal la’aan

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Burundi ayaa ku eedaysay Soomaaliya khiyaano iyo abaal la’aan, kaddib markii laga waayay liiska waddamada l...

Warkii oo dhan »
Puntland oo canshuur dhaaf u sameysay gaadiidka ka yimaada dowlad deegaanka, kuwaas oo saameeyeen colaadda Dawacaley

Puntland oo canshuur dhaaf u sameysay gaadiidka ka yimaada dowlad deegaanka, kuwaas oo saameeyeen colaadda Dawacaley

DEC 31, 2024

Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Itoobiya, gaar ahaan D...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta

DEC 30, 2024

 Isniin, December 30, 2024 (HOL) -  Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasii...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo digniin adag u dirtay dadka hurinaya colaadaha sokeeye

Dowladda Fedaraalka oo digniin adag u dirtay dadka hurinaya colaadaha sokeeye

DEC 30, 2024

 Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa digniin culus loogu dir...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse "Dilka askarta Qaranka waa fool xumo aan wali horay noo soo marin"

Raysal wasaare Xamse "Dilka askarta Qaranka waa fool xumo aan wali horay noo soo marin"

DEC 30, 2024

 Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay ...

Warkii oo dhan »
Jeneraal Odowaa oo shaqa joojin ku sameeyay Taliyihii ciidamada Badda Soomaaliya

Jeneraal Odowaa oo shaqa joojin ku sameeyay Taliyihii ciidamada Badda Soomaaliya

DEC 30, 2024

 Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Taliyaha Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Ciidama...

Warkii oo dhan »
Booliiska gobolka Banaadir oo soo bandhigay Xashiish badan iyo raggii ka ganacsanaayay

Booliiska gobolka Banaadir oo soo bandhigay Xashiish badan iyo raggii ka ganacsanaayay

DEC 30, 2024

Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay  afar ruux oo ku eedeysan i...

Warkii oo dhan »