Wararka Maanta
Maamulka gobolka shabeellaha dhexe oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay qaar ka mid ah raggii askarta laayay
Axad, December 29, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda ...
Warkii oo dhan »Puntland iyo Galmudug oo ku guul daraystay joojinta colaadda degaanka Jiicboor ee Galbeedka Gaalkacyo
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Dagaal beeleedyo ka dhacay degaanka Jiicboor oo dhanka Galbeed ka xigta magaalada Gaalkacyo ayaa sababay khasaa...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Puntland oo taageeray dagaalka ka dhanka ah Daacish
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland, ayaa taageero buuxda u m...
Warkii oo dhan »Farmaajo "Dhacdadii Ceel baraf waa arrin khatar wayn ku ah jiritaanka ciidamada Qalabka Sida"
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray si adag uga hadlay dagaal bee...
Warkii oo dhan »Ergo u Kala Dabqaadaysa Somaliland iyo SSC Khaatumo oo La Kulmay Garaadada SSC Khaatumo
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Waxaa Magaaladda Laascaanood kulan ku yeeshay Garaadada SSC Khaatumo iyo ergo ka timid Dowlad Deegaanka Soomaa...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beeleedyada ka socda Gobolada Dalka
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war qoraal ah ay soo saartay waxa ay kusoo jeedisay baaq nabadeed da...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Cirro: Meel Fiican Ayay Marayaan Dadaallada Lagu Soo Afjarayo Colaadda Dacawalay
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay isk...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey m...
Warkii oo dhan »Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada qabaailka ku saleysan ee ka dhacaya gobolada Dalka
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxa uu shir guddoomiya...
Warkii oo dhan »Nin Dhalinyaro ah oo Maanta Xaakiisa si arxan daro ah ugu dilay magaalada Muqdisho
Sabti, December 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil si aad ah looga argagaxay oo maanta ka dhacay degmada Xamar Jajab...
Warkii oo dhan »