Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay inay la socotay weerarka ay kooxda Daacish ka geysatay Dharjaale
Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ka sheegay inay si dhow ula s...
Warkii oo dhan »Masar oo ciidamo cirka iyo badda ah u soo direysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqoto howlgalka AUSSOM
Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Masar ayaa xoojinaysa joogitaankeeda Soomaaliya si ay uga qayb qaadato howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee lagu...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Qoyska ee Soomaaliya oo baaq nabadeed kaasoo saartay dagaalada qabaail ee ka socda dalka
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Qoyska, iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka oo kaashanayso Ururka Haweenka Gobalka Banaadir, Urur...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Mustafe Cagjar " Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday dhacdadii magaalada Dacawaley"
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta markii u horreysay ka hadlay arrintii dhaw...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Qoor Qoor " Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod"
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galm...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda beesha Mudulood oo maanta Baledweyne u tagay xal u helista Xiisadii ka dhalatay Askartii dhawaan la laayay
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka hadashay weerarkii ay Daacish kusoo qaadday deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay fashiliyee...
Warkii oo dhan »Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran oo shaacisay in Soomaaliya ay cagta la gashay marxalad abaar oo aad u daran
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ku dhawaaqay i...
Warkii oo dhan »Ciidanka Dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ...
Warkii oo dhan »Fanaanadda Caanka aheyd ee Luul Jeylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay Allah u naxariistee Fa...
Warkii oo dhan »