Wararka Maanta
Midowga Yurub oo sheegay in Guddiga Doorashada Soomaaliya kala hadleen qabashada Doorasho loo dhan yahay
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya haweeyneeda lagu magacaabo Karin Johansson oo shalay la kulantay Gudoomiy...
Warkii oo dhan »Puntland oo xukuntay labo nin oo baraha bulshada caan ka ah oo ku eedaysan inay Daacish taageeraan
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa xabsi u dhexeeya 5 illaa 10 sano ku xukuntay Maxamed Yacquu...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi " Masar waxay naga taageeri doonta dagaalka Kooxaha Argagexisada"
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay ku raja weynyihiin mar uun inay gaa...
Warkii oo dhan »Al-shabaabka ka dagaalamaya gobolka Hiiraan oo bilaabay iney isku ekeeysiiyaan ciidamada Macawiisleeyda
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa si buuxdo ula wareegay d...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay In ay Xoojinayso Xidhiidhka Ay La Leedahay Dowladaha Dunida
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Afhayeenka Xukuumada Somaliland, Xuseen Aadan Cige Dayr, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal iyo duqeymo xoogan oo Xalay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Be...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo 125.5 milyan oo taageero ah ku weyn doonta hakinta maalgalinta USAID
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) ayaa ku dhawaaqday inay si ku-meel-gaar ah u joojina...
Warkii oo dhan »Puntland oo mamnuucday dhibaateynta ajaanibta ku sugan degaanadeeda
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Puntland ayaa shacabka degaannadeeda ka mamnuucday inay dhibaato u geystaan dadka ajaanibta ah ee ku sugan Pun...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo maxkamad soo taagtay sarkaal ciidankeeda ka tirsanaa lana shaqeenaayay Al shabaab
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa kusoo waramaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada ...
Warkii oo dhan »Hay'adda Socdaalka Soomaaliya iyo Interpol oo heshiis ku saxiixday Muqdisho
Isniin, January 27, 2025 (HOL) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta mag...
Warkii oo dhan »