Wararka Maanta

Puntland oo xaqiijisay inay gacanta ku dhigtay 8 nin oo looga shakisan yahay inay qaraxyada u sameeyaan Daacish

Puntland oo xaqiijisay inay gacanta ku dhigtay 8 nin oo looga shakisan yahay inay qaraxyada u sameeyaan Daacish

JAN 26, 2025

Axad, January 26, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay 8 qof, oo ay ku jiraan lix ajaaniib ah, kuwaas oo looga shakisan yah...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax kale oo ka tacsiyadeeyay geerida Nabadoon Maxamed Cabdi Waare

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax kale oo ka tacsiyadeeyay geerida Nabadoon Maxamed Cabdi Waare

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allah u ...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka Qaranka iyo Sooddimaha oo gaaray Baydhabo

Wafdi ka socda Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sooddimaha oo gaaray Baydhabo

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Wafdigaan ka socda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sooddimaha ayaa maanta gaaray magaalada ...

Warkii oo dhan »
Qalliinka wadnaha furan oo marki ugu horreysay laga sameeyay Soomaaliya

Qalliinka wadnaha furan oo marki ugu horreysay laga sameeyay Soomaaliya

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Markii ugu horeeysay Isbitaal Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, ka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo Safar Ugu Ambabaxay Waddanka Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Ugu Ambabaxay Waddanka Imaaraatka Carabta

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa safarkiisii ugu horreeyay saaka ugu ambabax...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo shaacisay in Israa'iil Gaza ku dishay in ka badan 13 kun oo Caruur ah

Qaramada Midoobay oo shaacisay in Israa'iil Gaza ku dishay in ka badan 13 kun oo Caruur ah

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada Caruurta ah ee lagu dilay dagaalada Gaza ka socday 15-kii bilood ee la...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo abaabulkii ugu cuslaa oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan

Dowladda Fedaraalka oo abaabulkii ugu cuslaa oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, Taliyaha ciidanka Dhul...

Warkii oo dhan »
Puntland oo qaadday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ajaanibta sharci-darrada ah

Puntland oo qaadday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ajaanibta sharci-darrada ah

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ay ajaanibta sharci-darrada ahi ku h...

Warkii oo dhan »
Mukhtar Shariif oo Soomaali reer minnesota ah oo lagu xukumay 17 sano xabsi ah

Mukhtar Shariif oo Soomaali reer minnesota ah oo lagu xukumay 17 sano xabsi ah

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Mukhtaar Maxamed Shariif, 34 jir, reer Minnesota ah ayaa lagu xukumay 17 sano iyo 6 bilood oo xabsi ah, ka dib ma...

Warkii oo dhan »
Gudoomiye Kuxigeenkii amniga iyo Siyaasadda Baled Xaawo oo u Geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qarax miino

Gudoomiye Kuxigeenkii amniga iyo Siyaasadda Baled Xaawo oo u Geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qarax miino

JAN 26, 2025

 Axad, January 26, 2025 (HOL) - Mas'uuliyiinta maamulka Jubaland ayaa xaqiijiyay Geerida Gudoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee degmada ...

Warkii oo dhan »