Wararka Maanta
Wasaaradda Maaliyadda oo shaacisay in Xarumaha Caafimaadka laga dhaafay Cashuuraha iibka adeegyada Caafimaadka
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamad...
Warkii oo dhan »Finland oo shardi ku xirtay soo celinta Taageeradii ay siin jirtay Soomaaliya
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Dowladda Finland ayaa sheegtay in ay soo celinayso taageeradii ay siin jirtay dowladda Soomaaliya oo hakad gash...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaad barqanimadii maan...
Warkii oo dhan »Iska hor imaad khasaare geystay oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degnada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad sababay dhimasho iy...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo kireysatay Shirkad Qareeno oo ka hortagaya in Trump uu Ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya oo maanka ku haysa in mar kale suurtagal ay noqon karto in Madaxweynaha Mareykanka Donald T...
Warkii oo dhan »Booliska INTERPOL iyo AFRIPOL oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al shabaab iyo Daacish
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Booliska INTERPOL iyo midka AFRIPOL ayaa iska kaashaday Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dha...
Warkii oo dhan »Ingiriiska oo soo Jeediyay in Somaliland iyo SSC Khaatumo ay Maxaabiista is waydaarsadaan
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Dowlada Ingiriiska ayaa ku baaqday in laga shaqeeyo sidii nabad waarta ay uga dhex dhalan lahayd Somaliland iyo...
Warkii oo dhan »Puntland oo xaqiijisay duqeymo laga fuliyay Buuraha Calmiskaad inay ku geeriyoodeen dad shacab ah
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 4 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday duqayn diyaarado aan la aqoon ay ka geysteen deegaanka Sixna...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa shir jaraa'id oo uu...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in Doorashada Golaha Degaanka ka qaban doonaan Gedo Iyo Khaatumo Bisha June
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo wareysi siinayay Tv ga...
Warkii oo dhan »